Kooxda An-Nusra oo ka dagaalanta dalka Suuriya, isla markaana xiriir la leh Al-Qaacida ayaa sii daysay maanta 16-askari oo dalka Lubnaan u dhashay, taasoo qeyb ka ah heshiis maxaabiista lagu kala wareegsanayo oo ay fududeysay xukuumadda Qatar.
Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Lubnaan ayaa warbaahinta wararka wadanka Lubnaan ayaa sheegay inay...
Gudmiha xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C/nuur Axmed Darmaan Gud/kuxigenka xmjs Cali Maxamed Nuux(timajilic),gudiga fulinta golaha dhexe iyo dhamaan xubnaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed,waxey hambalyo ku aadan munaasabada sanadguurada koowaad ee kasoo wareegtey aas aaska xisbiga Daljir u direen madaxda iyo xubnaha xisbiga Daljir.
Munaasabad lagu maamusayey sanadguuradii 1'aad ee aas...
Madaxweynihii hore ee Somalia, Sheekh Shariif Sh. Axmed oo ka hadlay colaadda ka taagan Gaalkacyo ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalladii dhawaan ka dhacay magaaladaas, isagoo ugu baaqay dhinacyada inay joojiyaan dagaalka, ayna nabad ku xalliyaan khilaafaadyada u dhexeeya.
Sh. Shariif ayaa sheegay in maanta ay ahayd in laga...
Xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya oo dawlada kenya sheegtey in ay ciidamo dheeraad ah u direyso.
Xukuumadda Kenya ayaa sheegtay inay xadka ay la wadaagto Somalia u dirtay ciidammo dheeraad ah, si ay ula dagaalamaan Al-shabaab oo ay ku eedeeyeen inay falal ammaan-darro ah ka wadeen xadka toddobaadyadii u dambeeyay.
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xoogag ka tirsan Al-shabaab oo u socda kooxo-kooxo ay toddobaadyadii u...
Maxkamad ku taalla magaalada Jerusalem ayaa ku heshay laba ruux oo Israa’iiliyiin ah dambi la xiriira dilka wiil 16 jir ah oo Falastiini ahaa oo nolosha lagula gubay Bariga magaalada Jerusalem sannadkii 2014-kii.
Sidoo kale, maxkamadda ayaa hakisay go’aanka ruux saddexaad oo ah 31-jir ah oo lagu magacaabo, Yosef Haim...
Khamiis, November 19, 2015 (HOL) — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta waxay isku raaceen in dib loo furo safaaradihii Soomaaliya ee la xiray bishii Luuliyo ee sannadkii 2014-kii, go'aankaasoo ay golaha wasiirrada Somalia ay horay u go'aamiyeen in la xiro.
Shirka golaha wasiirrada ayaa sidoo kale warbixinno looga...
Form,ka Xisbiga Midnimada United Somali
Magaalada Muqdisho caasimadda dalka waxaa ay soo martay bur-bur dhinacyo badan leh oo 23 sano kabadan,waxaana waxyaabaha meesha ka baxay kamid ahaa Ganacsigii,laakiin mudadaasi kadib waxaa iminka muuqanaya nolol iyo inuu soo laabanayo dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo shaqo helista dhalinta yeysanba gaarine xitaa 20%.
Ganacsiga iyo dhaq dhaqaaqa iminka soo...