Saturday, October 23, 2021
-Ururka midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in ciidamo dheeraad ah si dagdag ah loogu soo biiriyo xoogagga AMISOM. Ururka midowga Afrika ee AU ayaa sheegay in ilaa 4 kun oo askari oo dheeraad ah loo baahan yahay in lagu soo kordhiyo ciidamada AMISOM ee ku sugan gudaha...
Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in goor dhaw oo maanta ah halkaa ka dhaceen Qaraxyo is xig xigay oo sababay khasaare dhimasho. Hal Askari ayaa ku dhintay Qaraxyada sida ay sheegeen warar lagu kalsoon yahay oo dhinaca amniga ah. Weerarrada maanta ayaa xigay weerar kale oo...
Ciidanka Amaanka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen laba Gacan-ku-dhiigle oo meelo Magaalada Hargeysa ka tirsan ka geystay Dilal kala duwan ka geystay, isla markaana sharciga la horgeyn doono. Afhayeenka Ciidamada Booliiska Somaliland, Jen. Faysal Xiis, ayaa sheegay inay qabteen Ninkii Xaafadda Isha Boorama ee Degmada 31-ka May ee...
Taliyaha Saldhiga Magaaladda Cadaado Cumar Xuseen Muumin, ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamadda Nabadsugida ay gacanta kusoo dhigeen laba ruux oo lagu tuhmayo in ay Qoorta ka gooyeen, gabar yar oo 7-jir ah. “ Ciidamadda Booliiska iyo Nabadsugid, ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay labada ruux, waxaana ku wadnaa...
Shir jaraa'id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen colaad lagu dhax abuurayo bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan & Sh/dhexe. Odayaasha ayaa sheegay...
  Madaxweynaha maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in saameynta iyo khasaaraha ka dhashay Fatahaada magaalada Beledweyne yihiin kuwo sii kordhaya. Madaxweyne Waare oo la hadlayay Laanta afka Soomaaliga ee BBC -da ayaa sheegay in 80% la oran karo waa ay barakaceen dadkii ku dhaqnaa magaalada oo maciin badan dhulka...