Sunday, October 17, 2021
Ra’iisul wasaaraha dalka India, Narendra Modi ayaa maanta booqasho lama filaan ah ku tagay waddanka Pakistan oo dalkiisa uu kala dhexeeyo khilaaf siyaasadeed oo muddo fog soo jiray. Booqashadan oo noqonaysa tii ugu horreysay oo ra’iisul wasaare Hindi ah uu ku tago dalka Pakistan muddo 10-sano ka badan, iyadoo lagu...
Xarunta xuquuqda aadamaha ee Somaliland ayaa sheegay in sagaal maxbuus oo ku jira xabsiga dhexe ee Hargeysa bishan August,4-teedii bilaabeen inay cuntada ka soomaan. Maxaabiistan ayaa u xidhnaa arrimo argagixiso, hasse ahaatee waxaa ay sheegeen inay  ka dhamaatay mudadii lagu xumay, inkastoo xafiiska xeer ilaalintu ku dooday in aanu mudadoodu...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Ururka hubeysan ee ONLF ay xalay ka degan magaalada Addis Ababa ee dalka. Wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxaa ay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare. Wafdiga waxaa gigada diyaaradaha caaliga ee Bole ku soo dhaweeyey wasiiru dowlaha xafiiska...
Madaxweye ku-xixgeenka maamul gobolleedka Puntland C/xakiin Xaaji Camey oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxda dowladda federaalka looga fadhiyo in ay soo dhisaan sida uu hadalka u dhigay dowlad wax ku ool ah. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in mas’uuliyiinta ugu sareysa dowladda u muuqdaan kuwa iyaga isku mashquulsan, taasoo...
  Booliska Kenya ayaa laga soo xigtay in la xiray xaaska iyo Aabbaha dhalay ninkii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday dhismaha DusitD2  ee magaalada Nairobi, kaddib howlgal ay ciidanka amniga ka fuliyeen magaalo xeebeedka Mombasa. Mahir Khalid oo la sheegay inuu ahaa qofkii isku qarxiyay afaafka hore...
Kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha aqalka sare ee Soomaaliya waxaa lagu magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dhacdadii ka dhacday deegaanka Bariire ee gobolka Shabeelaha hoose. Cabdi Xaashi Cabdullaahi guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka, ayaa guddigaan u xilsaaray weerarkii Bariire, kaddib markii qaar kamid ah xubnaha aqalka sare...
Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen ee dagaalka kula jira isbahaysiga Sucuudiga ayaa sheegay in la dilay nin la dhashay hoggaamiyahooda. ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Ibraahim Badrudiin Al-Xuuti Wasaarada arrimaha gudaha ee Xuutiyiintu ayaa baahisay warka la xiriira geerida Ibraahim Alxuuti oo la dhashay hoggaamiyaha kooxdaasi Cabdimaalik Al-xuuti laga helay, waxayna...
Al-shabaab ayaa ku soo bandhigay bogaga taageera sawirka iyo muuqaal video ah kaa soo ah dil ay ku fulisay askari u dhashay dalka Uganda oo muddo dheer u xirnaa. Muuqaal kooban ayaa lagu soo bandhigay askarigan oo magaciisa lagu sheegay Masassa kaasoo ka mid ahaa ciidamadii ka howlgalayay saldhig milatarioo...
Kulan magaalada Cadaado ay ku yeesheen xubnaha gollaha wasiirada maamul gobolleedka Galmudug ayaa looga wada hadlay khilaafka siyaasadeed ee soo kala dhaxgalay mas’uuliyiinta maamulka. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan ayaa warbaahinta faah faahin ka siiyay wax yaabihii ka soo baxay shirka ay ku yeesheen Cadaado. Waxaa uu sheegay wasiirka in leysku...
Kulan ballaaran oo ay maanta ku yeesheen Beledweyne odayaal & waxgarad kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha ku nool Gobol Hiiraan, ayaa looga dhawaaqay shirweyne wadatashi ah oo ka dhaci doona Beledweyne. Shirka oo ay ka qayb-galeen oday-dhaqameed, Waxgarad, Dhallinyaro, Haween iyo qeybo kala duwan oo bulshada ka mid...