Madaxweyneyaashii Hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Sheegay in Go’aanada Shirka Golaha Wadatashiga Ka soo baxey aysan aheyn kuwo u Adeegaya Danaha Guud ee Qaranka iyo Wada jirka Dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynayaashii Hore oo Barahooda Qoraalo soo dhigay ayaa Tilmaamey in La Lumiyey Wada jirkii iyo Wada Tashigii umadda u Dhaxeeyey meelna Looga Dhacey Dastuurkii heshiiska Lagu Wada ahaa Sidaas darteed Loo Baahanyahay in Caqligu Shaqeeyo Dalkana Lagu Maamulo waxa uu Tilmaamayo Dastuurka Ku Meelgaarka ah ee Federalka Soomaaliya.
waakan Qoraal uu Soo dhigay Bartiisa X Madaxweynihii Hore Maxamed C/llaahi Farmaajo.