Dhageyso oo Daawo Wareysi uu Bixiyey M/weyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo su’aalo iyo Jawaabo Xasaasi ah.

0
701

Madaxweyne Farmaajo ayaa Ka Jawaabey Su’aalo Badan oo Maskaxda Shacabka Ka Guuxyey Sida Heshiiskii 17kii Sep ee Lagu Kala Tagey Jiheynta Doorasho ee xeerkeeda uu Saxiixay iyo Arrimaha Dib u Heshiisiinta iyo sida Madaxda dawlad goboleedyada leysugu keeni karo.

  1.