Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga Maandeeq Mahad Axmed Diiriye oo Ka Hadley Xaaladda Dalku Marayo

0
745

Goobjoog

WAREYSI : Guddoomiyaha Xisbiga Maandeeq Mahad Axmed Diiriye oo sheegay in mudo bil lagu furi karo waddooyinka Muqdisho.

Gepostet von Goobjoog am Dienstag, 19. Mai 2020

Gudoomiye Mahad Axmed Diiriye oo Hogaamiya Xisbiga Siyaasigaa ah Ee Maandeeq ayaa Wareysigiisa oo Dhinacyo Badan Taabanaya Wuxuu Farta Ku Fiiqay Xaaladaha Dad Gudaha Dalka Joogaa ay Ku Suganyihiin Sida Iyagoo La Daala Dhacaya Xanuuno,Shaqo La’aan,Fatahaado Iyo Xayiraado Saaran Isu Socodkii Bulshada Gaar ahaan Dadka Reer Muqdisho oo Dhaq Dhaqaaqoodu Xadidanyahey,Ganacsi Ma Jiro,Caafimaad Iyo Waxbarasho Haba Sheegin Ayuu Yiri Gudoomiyaha Xisbiga Maandeeq Mahad Axmed Diiriye oo u Waramayey Tvga Goobjoog ee Magaalada Muqdisho.