Shaqaalaha Dawladda oo La Dhimayo Soo Shaqo Tagistooda Xanuunka Covid-19 Awgiis.

0
485

Dowladda Soomaaliya oo la tacaaleysa inuu faafo fayruska sida daran ugu faafaya dunidda ee COVID- 19, ayaa dhintay shaqaalaha dowladda ee xaadiraya xafiisyada.

Warqad ka soo baxday wasaaradda Shaqada ayaa lagu sheegay inay xafiisyada tagi doonaan maamulka iyo howlwadeennada aan looga maarmin, halka kuwa kalana ay ku shaqeyn doonaan guryahoodda.

Shaqaalaha caafimaadka iyo howlwadeennada ku howlan la-dagaallanka fayruska ayaa iyagu aan la dhimin , si baa la yiri kor loogu qaado inuusan fayruska ku faafin dalka.  Go’aankan ayaa ku soo aaddaya maalmo ka dib markii wasaaradda caafimaadka ay xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee dalka gudihiisa ee COVID- 19.