Beesha Direed oo Sameystey Gole Siyaasad iyo Dhaqan Shir Magaalada Muqdisho Ka Dhacey.

0
1396

Beel Weynta Direed ayaa Shir Magaalada Muqdisho Ka Dhacey Kaga Dhawaaqay Gole Siyaasad iyo Dhaqan ee Beeshaas Talada iyo Dhaqanka U Go’yn Doona Waxeyna Golahani Leeyahey Gudoomiye G/ku Xigeen iyo Xoghaye.

Shirkan oo Si Weyn Loo Soo Abaabulay Kana Soo Qayb Galeen Odayaal Haween,Dhalinyaro iyo Wax Garadka Beesha Qaybaheeda Bulshada ayaa Kulanku Sidan U Dhacay ee Daawasho Wacan.