Daily Archives: June 8, 2019

  • Deegaanka Af Urur ee Degmada Dhahar oo Ciidamo Al-shabaab Kamid ahi La Wareegeen.

    Deegaanka Af Urur ee Degmada Dhahar oo Ciidamo Al-shabaab Kamid ahi La Wareegeen.

    Dagaallamayaal ka tirsan kooxda al-Shabaab ayaa gudaha u galay deegaanka Af Urur oo qiyaastii Boosaaso..

    Share on Facebook

  • Muqdisho oo Maanta Laga Xusay Maalinta Badaha Adduunka iyo Madax Kasoo Qayb Gashay.

    Muqdisho oo Maanta Laga Xusay Maalinta Badaha Adduunka iyo Madax Kasoo Qayb Gashay.

    Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya , Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda..

    Share on Facebook

  • Mid Kamid ah Gudiga Isgaarsiinta Qaranka oo Shaqadii Laga Cayriyey Kadib Kamid Noqosho Xisbi Siyaasadeed.

    Mid Kamid ah Gudiga Isgaarsiinta Qaranka oo Shaqadii Laga Cayriyey Kadib Kamid Noqosho Xisbi Siyaasadeed.

    Wasiirka Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Canshuur Xasan ayaa..

    Share on Facebook

  • Nin Dubaab Saameyey oo Dabaq Kasoo Dhacey iyo Xaaladdiisu Sida ay Hada Tahey.

    Nin Dubaab Saameyey oo Dabaq Kasoo Dhacey iyo Xaaladdiisu Sida ay Hada Tahey.

    Nin da’ada afartanka ku jira ayaa xalay ka dhacay dhisme ku yaalla degmada Xamar weyne..

    Share on Facebook

  • Maxamed Maxamuud Nuur Somali American ah oo Maxkamadi Ku Xukuntey 12 Sano iyo Lix Bilood.

    Maxamed Maxamuud Nuur Somali American ah oo Maxkamadi Ku Xukuntey 12 Sano iyo Lix Bilood.

    Maxamed Maxamuud  Nuur oo ahaa sarkaal Soomaali- Marekan ah horreyna uga tirsanaa booliiska magaalada Minneapolis..

    Share on Facebook

  • Shirweynaha Shaqaalaha Adduunka oo uu Khudbad Ka Jeedin Doono Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya.

    Shirweynaha Shaqaalaha Adduunka oo uu Khudbad Ka Jeedin Doono Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Soomaaliya.

    Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya,Sadiiq Xersi Warfaa iyo wafdi..

    Share on Facebook

  • Gudoomiye Cusub oo Loo Magacaabey Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.

    Gudoomiye Cusub oo Loo Magacaabey Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle.

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan u magacaabay..

    Share on Facebook