Hay’ada Nabad Sugida Somalia Ee NISA Oo Soo Bandhigtay 2-Sarkaal Oo Ka tirsanaa Al-shabaab.

0
373

Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ( NISA ) ayaa soo bandhigtay sawirada labo sarkaal oo ka tirsanaa ururka Alshabaab siday ay baahisay warbaahinta gudaha.

NISA waxay sheegtay in 9 sarkaal ay todobaadkaan iska soo dhiibeen Gobolka Gedo sida ay ku baahisay barteeda Twitterkeeda.

Saraakiishaan ay soo bandhigtay NISA lama soo gudbin magacyadooda, balse waxay sheegtay in ay ka tirsanaayeen maktabada Dacwada ee Ururka Alshabaab.