Daily Archives: April 13, 2019

  • Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya oo Sheegay In Saxaafadda Ka Hawlgasha Barlamaanka Loo Sameynayo Aqoonsiyo U Gaar ah.

    Gudoonka Barlamaanka Soomaaliya oo Sheegay In Saxaafadda Ka Hawlgasha Barlamaanka Loo Sameynayo Aqoonsiyo U Gaar ah.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan, ayaa maanta ka codsaday xildhibaannada in aysan hadda..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Cagjar oo Booqasho Ku Tagey Shinniile iyo Isbitaal uu Dhagaxdhigay.

    M/weynaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Cagjar oo Booqasho Ku Tagey Shinniile iyo Isbitaal uu Dhagaxdhigay.

    Madaxweynaha Dawladda Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar ayaa maanta mar uu booqasho ku tagay gobolka Sitti..

    Share on Facebook

  • M/weyne Farmaajo oo Ku Hanjabey In Gacan Bir ah ay Kaga Hortagayaan Dadka Wada Mudaharaadyada.

    M/weyne Farmaajo oo Ku Hanjabey In Gacan Bir ah ay Kaga Hortagayaan Dadka Wada Mudaharaadyada.

    Madaxxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Maanta Ka Hadley Dadka Dibad Baxyada Ka wada Magaalada Muqdisho..

    Share on Facebook

  • Ing.Yariisaw Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho oo Mar Kale Ka Hadley Dilka Bajaajleyda.

    Ing.Yariisaw Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho oo Mar Kale Ka Hadley Dilka Bajaajleyda.

    Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow), gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ka..

    Share on Facebook

  • Mudaharaadyo Looga Soo Horjeedo Dilka Shacabka oo Muqdisho Ka Billawdey Kadib Toogasho Loo Gaystey Wadayaal Gaadiidka Dadweynaha.

    Mudaharaadyo Looga Soo Horjeedo Dilka Shacabka oo Muqdisho Ka Billawdey Kadib Toogasho Loo Gaystey Wadayaal Gaadiidka Dadweynaha.

    Wadeyaasha ku shaqeysta gaadiidka Mooto Bajaajta ee magaalada Muqdisho ayaa dibadbaxyo ka dhigaya isgoyska howlwadaag..

    Share on Facebook

  • Askar Ka Tirsan Ciidamada Dawladda oo Meelo Kala Duwan Dill Ugu Gaystey Dhalinyaro Mootooley ah.

    Askar Ka Tirsan Ciidamada Dawladda oo Meelo Kala Duwan Dill Ugu Gaystey Dhalinyaro Mootooley ah.

    Askari ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa..

    Share on Facebook

  • Fadhiga Golaha Barlamaanka ee Berito oo Looga Doodayo Xaaladda Amniga Dalku Ku Jiro.

    Fadhiga Golaha Barlamaanka ee Berito oo Looga Doodayo Xaaladda Amniga Dalku Ku Jiro.

    Mudaneyaasha golaha shacabka dalka ayaa lagu wadaa in ay maanta ka doodaan xaaladda amniga dalka,..

    Share on Facebook