Monthly Archives: February 2019

  • Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ee Muqdisho.

    Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarama Ee Muqdisho.

    Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax xooggan oo laga maqlayay inta badan..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Somaliya Oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedyo, Dhowr Ah.

    Xukuumadda Somaliya Oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedyo, Dhowr Ah.

    Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha..

    Share on Facebook

  • Maamulka Hirshabeelle Oo Dowladda Dhexe Oo Khilaaf Cusub Soo Kala Dhexgalay.

    Maamulka Hirshabeelle Oo Dowladda Dhexe Oo Khilaaf Cusub Soo Kala Dhexgalay.

    Khilaaf cusub ayaa soo kala dhexgalay Dowladda Dhexe ee Somaliya iyo Maamulka Hurshabeelle, sida ay..

    Share on Facebook

  • Madaxweynaha Farmaajo Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka iyo waxyaabihii usoo Qabsoomey.

    Madaxweynaha Farmaajo Oo Maanta Dib Ugu Soo Laabtay Dalka iyo waxyaabihii usoo Qabsoomey.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee booqashada shaqo..

    Share on Facebook

  • Amisom Oo Maanta Wareejisay Kuliyadii Hore Ee Jaale Siyaad (DAAWO SAWIRADA).

    Amisom Oo Maanta Wareejisay Kuliyadii Hore Ee Jaale Siyaad (DAAWO SAWIRADA).

    Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Howlgalka ciidanka nabad ilaalinta AMISOM kala wareegtay kuliyadda..

    Share on Facebook

  • Dowlada Kenya Oo Hada Diyaar U Ah Wadahadalka Soomaaliya iyo Dadka Soomaalida.

    Dowlada Kenya Oo Hada Diyaar U Ah Wadahadalka Soomaaliya iyo Dadka Soomaalida.

    Dowlada Kenya ayaa wax ka bedashay hadaladii hanjabaada ahaa ee maalmihii lasoo dhaafay kasoo baxayey..

    Share on Facebook

  • Amiirka Dalka Qatar oo La Filayo In uu La Kulmo Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedralka Soomaaliya Farmaajo.

    Amiirka Dalka Qatar oo La Filayo In uu La Kulmo Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedralka Soomaaliya Farmaajo.

    Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar ayaa Maanta la filayaa in..

    Share on Facebook

  • Wasiiradda Maamulka K/galbeed oo Maanta La Filayo In La Horgeeyo Golaha Barlamaanka.

    Wasiiradda Maamulka K/galbeed oo Maanta La Filayo In La Horgeeyo Golaha Barlamaanka.

    Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen ayaa lagu wadaa in maanta oo..

    Share on Facebook

  • M/weyne Buhari Nigeria oo Mar Kale Ku Guuleystey Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacdey Dhawaan.

    M/weyne Buhari Nigeria oo Mar Kale Ku Guuleystey Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacdey Dhawaan.

    Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ku guuleystay doorashadi Sabtidi ka dhacday dalkaasi, isaga oo..

    Share on Facebook

  • Dowlada Hindiya Oo Weerar Dhanka Cirka Ah Ku Qaadday Dhulka Pakistan.

    Dowlada Hindiya Oo Weerar Dhanka Cirka Ah Ku Qaadday Dhulka Pakistan.

    Xukuumadda Hindiya ayaa sheegaysa in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadday kooxo mintidiin ah..

    Share on Facebook