Xog Qarsoodi ah oo Aan Idinka Soo Gudbin Doono Wasaaradda Boostada,Xeerkii Isgaarsiinta,iyo Musuq Ka Jira Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

Sida Lala Wada Socdo Waxaa La Meelmariyey Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo ay Soo Diyaarisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta,Waxaana La Dhisey Guddi Maamulaya Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya,Hadaba Dadka Soomaaliyeed Waxba Kalama Socdaan,Sida Gudigu U Dhisanyahey,iyo Musumaasuq Baahsan oo Hay’addaas Kajira,iyo Waxyaabo Xagga Maamulka ah oo ay Wasaaraddu Sameysey.

La Soco Waqtiyada Soo Socda Xog Sir ah oo Aan Idinka Heyno Maamul Xumada Wasaaradda Ka Jirta, Musuq-Maasuq Ka Jira Hay’ad La Sheegay In Loo Bixiyey Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya,Cidda Maamusha,Qaabka ay U Dhisantahey,iyo Musuq-Maasuq Sadex Geesood ah oo ay Wadaagaan Wasaaradda,Gudiga Hay’adda Maamula,iyo Ganacsato.

Waa Xog Dhab ah oo Si Qarsoodi ah ay Ku Heshay Warbaahinta Wararka Warsom ee Yeysan Ku Dhaafin Waqtiyada Soo Socda Haddii Alle Idmo.

Share on Facebook