Daily Archives: January 30, 2019

  • Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan Ahna Gudomiyaha Xisbiga NDP oo Carabbaabtey in aan Canaanta Ugandha Loo Badelin Colaad.

    Xildhibaanad Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadan Ahna Gudomiyaha Xisbiga NDP oo Carabbaabtey in aan Canaanta Ugandha Loo Badelin Colaad.

    Iyadoo Dood adag ay ka dhalatay hadalkii uu jeediyay madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa..

    Share on Facebook

  • Soomaaliya iyo Kenya oo ku Heshiiyey in ay Iska Kaashadaan La Dagaalanka Al shabaab iyo Qodobo Kale.

    Soomaaliya iyo Kenya oo ku Heshiiyey in ay Iska Kaashadaan La Dagaalanka Al shabaab iyo Qodobo Kale.

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo safar ku jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulan..

    Share on Facebook

  • Xeebaha Dalka Jabuuti oo Laga Baadi Goobayo Tahriibayaal Labo Doonyood kula Kharaqmeen Badda.

    Xeebaha Dalka Jabuuti oo Laga Baadi Goobayo Tahriibayaal Labo Doonyood kula Kharaqmeen Badda.

    Ha’yadda Qaramada Midoobey u qaabilsan muhaajiriinta ayaa sheegeysaa in la la’yahay dad kor u dhaafaya..

    Share on Facebook

  • Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Bandaw Lagu Soo Rogay iyo Xaaladda Degenaasho ee Xiligan.

    Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo Bandaw Lagu Soo Rogay iyo Xaaladda Degenaasho ee Xiligan.

    Shir deg deg ah oo ay yeesheen hay’addaha Amniga dowlad deegaanka Soomaalida ayaa lagu mamnuucay..

    Share on Facebook

  • Kulamadii Ka Dhacey Garoowe oo uu Bogaadiyey M/weyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

    Kulamadii Ka Dhacey Garoowe oo uu Bogaadiyey M/weyne Maxamed C/laahi Farmaajo.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo galabta Muqdisho kusoo laabtay ayaa uga..

    Share on Facebook

  • Itoobiya oo Qunsul Cusub usoo Magacawdey Maamul Goboleedka Puntland Halka M/weyne Dani uu ku Qaabilay Xafiiskiisa.

    Itoobiya oo Qunsul Cusub usoo Magacawdey Maamul Goboleedka Puntland Halka M/weyne Dani uu ku Qaabilay Xafiiskiisa.

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabiley..

    Share on Facebook

  • Kaalin Shidaal oo Qarax Lala Eegtay Maanta Khasaaruhu Inta uu La Egyahey Dhimasho iyo Dhaawac.

    Kaalin Shidaal oo Qarax Lala Eegtay Maanta Khasaaruhu Inta uu La Egyahey Dhimasho iyo Dhaawac.

    Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa goor dhaw ka dhacay tallaada..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Sheegay In Ciidamada Soomaaliya ku Filanyihiin Difaaca Dalkooda.

    M/weynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Sheegay In Ciidamada Soomaaliya ku Filanyihiin Difaaca Dalkooda.

    Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ciidamada dowladda..

    Share on Facebook

  • Hadalkii M/weyne Museveni ee Ahaa In Soomaaliya Aaney Laheyn Dawlad Maamusha oo Saameyn Ku Yeeshey Hadal Haynta Baraha Bulshada.

    Hadalkii M/weyne Museveni ee Ahaa In Soomaaliya Aaney Laheyn Dawlad Maamusha oo Saameyn Ku Yeeshey Hadal Haynta Baraha Bulshada.

      Saacadihii ugu danbeeyay waxaa siweyn u qabsaday baraha ay bulshadu ku wada xiriirto hadal..

    Share on Facebook

  • Xarigga Dhalinyaro La Sheegay in Al-shabaab Loo Qoray oo Dawladdaa Kenya Faah Faahin Ka Bixisay.

    Xarigga Dhalinyaro La Sheegay in Al-shabaab Loo Qoray oo Dawladdaa Kenya Faah Faahin Ka Bixisay.

    Saraakiisha dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xarigga dhalinyaro sida ay sheegeen..

    Share on Facebook