Daily Archives: January 21, 2019

  • Soomaaliya iyo Hay’adaha Gargaarka oo Codsadey Gargaar Lacageed Gaaraya $1.8 Million.

    Soomaaliya iyo Hay’adaha Gargaarka oo Codsadey Gargaar Lacageed Gaaraya $1.8 Million.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka ee waddanka ka shaqeeya maanta waxa ay ku dhawaaqeen..

    Share on Facebook

  • Magaalada Garisa ee Waqooyi Bari Kenya oo Dabley Hubeysan Weerar Ku Qaadeen Maanta.

    Magaalada Garisa ee Waqooyi Bari Kenya oo Dabley Hubeysan Weerar Ku Qaadeen Maanta.

    Laamaha ammaanka ee Kenya waxay sheegeen inay fashiliyeen weerar dabley hubeysan ay ku qaaday deegaan..

    Share on Facebook

  • Ansixinta Wasiirada Loo Magacaabi Doono Puntland oo Barlamaanku U Dajiyey Qorshe iyo Hab Raac.

    Ansixinta Wasiirada Loo Magacaabi Doono Puntland oo Barlamaanku U Dajiyey Qorshe iyo Hab Raac.

      Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa hannaan cusub inuu ku ansixiyo wasiirrada uu soo magacaabayo,..

    Share on Facebook

  • Nin Kamid ahaa Rakaab Raaci Lahaa Diyaaradda Ethiopian Airline oo Ciidamada Amniga Soomaalia Ka Shakiyeen kana Reebeen.

    Nin Kamid ahaa Rakaab Raaci Lahaa Diyaaradda Ethiopian Airline oo Ciidamada Amniga Soomaalia Ka Shakiyeen kana Reebeen.

    Nin u dhashay dalka Britain oo horayna ula shaqeyn jiray sharikadda SKA ee ka howl-gasha..

    Share on Facebook

  • Xarigga Muqtaar Roobaw oo uu Ka Hadley Madaxweynaha Cusub ee K/galbeed C/casiis Lafta Gareen.

    Xarigga Muqtaar Roobaw oo uu Ka Hadley Madaxweynaha Cusub ee K/galbeed C/casiis Lafta Gareen.

    Magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya kulamo u muuqda in lagu xalinayo shaqaaqadii ka dhalay xarigga..

    Share on Facebook

  • Shirkii Wasiiradda Jaamacadda Carabta oo Lagu Soo Gabangabeeyey Dalka Lubnaan iyadoo Soomaaliyana Ka Qayb gashey.

    Shirkii Wasiiradda Jaamacadda Carabta oo Lagu Soo Gabangabeeyey Dalka Lubnaan iyadoo Soomaaliyana Ka Qayb gashey.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha..

    Share on Facebook