Daily Archives: January 14, 2019

  • M/weynaha Cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Dani oo Manta Xilkii La Wareegay Munaasabad Ka Dhacdey Madaxtooyada PLND.

    M/weynaha Cusub ee Puntland Saciid C/llaahi Dani oo Manta Xilkii La Wareegay Munaasabad Ka Dhacdey Madaxtooyada PLND.

      Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweynihii..

    Share on Facebook

  • M/wynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Dhagax Dhigay Magaalada Afmadaw Xarun Ciidamada Lagu Tababaro.

    M/wynaha Jubaland Axmed Madoobe oo Dhagax Dhigay Magaalada Afmadaw Xarun Ciidamada Lagu Tababaro.

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa degmada..

    Share on Facebook

  • Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyey Xeerka Wax Kadelka Hanti Dhawrista Qaanka.

    Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Maanta Ansixiyey Xeerka Wax Kadelka Hanti Dhawrista Qaanka.

    Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedelka xeerka hanti dhowrka guud ee Qaranka…

    Share on Facebook

  • Xeerka Bankiga Dhexe iyo Wax Ka Badelka Agaasinkiisa oo Rwasaare Khayre U Gudbiyey Barlamaanka Federalka Soomaaliya.

    Xeerka Bankiga Dhexe iyo Wax Ka Badelka Agaasinkiisa oo Rwasaare Khayre U Gudbiyey Barlamaanka Federalka Soomaaliya.

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa u gudbiyay Golaha Shacabka xeerka wax ka..

    Share on Facebook

  • Sanadkan 2019 ka oo Dawladda Soomaaliya Fileyso In Laga Cafiyo Daymaha Lagu Leeyahey.

    Sanadkan 2019 ka oo Dawladda Soomaaliya Fileyso In Laga Cafiyo Daymaha Lagu Leeyahey.

    Wasiirka Maaliaydda Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle mar uu warbaahinta la hadlayay ayuu ka waramay waxyaabihii..

    Share on Facebook

  • Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/dhexe oo La Sheegayo In Lagu Diley Sarkaal Ka Tirsanaa Ururka Daacish.

    Magaalada Bu’aale ee Gobolka J/dhexe oo La Sheegayo In Lagu Diley Sarkaal Ka Tirsanaa Ururka Daacish.

    Wararka naga soo gaaraya degmada Bu’aalle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka..

    Share on Facebook

  • Barlamaanka Federalka oo Maanta U Balansan Wax Ka Bedelka Xeerka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.

    Barlamaanka Federalka oo Maanta U Balansan Wax Ka Bedelka Xeerka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.

    Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta oo Isniin ah kulan xasaasi..

    Share on Facebook

  • Isticmaalka Miizaaniyadda 2019 ka oo uu Daahfurey Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Bayle.

    Isticmaalka Miizaaniyadda 2019 ka oo uu Daahfurey Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Bayle.

    Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay..

    Share on Facebook

  • Wareegto Kasoo Baxdey M/weynaha Cusub ee Puntland oo Lagu Joojiyey Gabi’ahaan Canshuur Dhaaf Loo Sameeyo Hay’adaha Dawlada.

    Wareegto Kasoo Baxdey M/weynaha Cusub ee Puntland oo Lagu Joojiyey Gabi’ahaan Canshuur Dhaaf Loo Sameeyo Hay’adaha Dawlada.

     Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur..

    Share on Facebook