Daily Archives: January 6, 2019

  • Ciidamada AMISOM Saraakiil Ka Tirsan oo Abaalmarin ay Ku Muteysteen Shaqadooda La Gudoonsiiyey.

    Ciidamada AMISOM Saraakiil Ka Tirsan oo Abaalmarin ay Ku Muteysteen Shaqadooda La Gudoonsiiyey.

    Munaasabadan abaal marinta lagu guddoonsiinayay saraakiisha Booliska AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Nigeria..

    Share on Facebook

  • Dalka Congo oo Gudiga Doorashooyinku Shaaciyeen In Natiijada Doorashadii Dhacdey ay Dib u Dhacdey.

    Dalka Congo oo Gudiga Doorashooyinku Shaaciyeen In Natiijada Doorashadii Dhacdey ay Dib u Dhacdey.

      Guddiga doorashooyinka DRC Congo ayaa shaaciyay in ay dib u dhigeen Shaacinta Natiijadda doorashadii..

    Share on Facebook

  • Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose oo Ciidamada Dawladda Federalku Hawlgallo Ka Wadaan.

    Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose oo Ciidamada Dawladda Federalku Hawlgallo Ka Wadaan.

    Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya..

    Share on Facebook

  • Wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo Markale QM Ku Celisay In ay Ka Walaacsantahey Eryidda Ergeyga.

    Wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo Markale QM Ku Celisay In ay Ka Walaacsantahey Eryidda Ergeyga.

    Inkastoo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres 04 bisha January uu sheegay in uu..

    Share on Facebook

  • Gudiga Madaxbanaan ee Doorshooyinka Qaranka Soomaliya iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada oo Kormeer Ku Tagey Qaar Kamid ah Xarumaha iyo Xafiisyada 35 Xisbi Siyaasadeed.

    Gudiga Madaxbanaan ee Doorshooyinka Qaranka Soomaliya iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada oo Kormeer Ku Tagey Qaar Kamid ah Xarumaha iyo Xafiisyada 35 Xisbi Siyaasadeed.

    Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Qaar Ka Socda ayaa..

    Share on Facebook

  • Intii Lagu Gudajirey Doorashadii M/weyne ee K/galbeed  Tacadiyadii Kadhacey Baydhabo oo Guddi Soo Baara La Magacaabey.

    Intii Lagu Gudajirey Doorashadii M/weyne ee K/galbeed Tacadiyadii Kadhacey Baydhabo oo Guddi Soo Baara La Magacaabey.

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen ayaa guddi gaar ah oo baaritaan ku sameeya u..

    Share on Facebook

  • Dawladda Norway oo Sheegtay In ay Dib u Dhiska Soomaaliya Ku Bixineyso Adduun Lacageed Dhan 54.3 Million Dolar.

    Dawladda Norway oo Sheegtay In ay Dib u Dhiska Soomaaliya Ku Bixineyso Adduun Lacageed Dhan 54.3 Million Dolar.

    Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku..

    Share on Facebook

  • Habraaca Doorashada M/weynaha iyo M/weyne Kuxigeenka PUNTLAND oo Gudiga Doorashadu Soo Saareen.

    Habraaca Doorashada M/weynaha iyo M/weyne Kuxigeenka PUNTLAND oo Gudiga Doorashadu Soo Saareen.

      Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa goor dhow soo bandhigay habraaca doorashada..

    Share on Facebook

  • C/xakiim Dhoobo Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Puntland oo Hadley Siyaasadda ay kula Shaqeyn Doonaan Dawladda Dhexe.

    C/xakiim Dhoobo Gudoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Puntland oo Hadley Siyaasadda ay kula Shaqeyn Doonaan Dawladda Dhexe.

      Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo shalay ay xildhibaannadu doorteen ayaa..

    Share on Facebook

  • Nicholas Haysom Ergeygii Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Soomaaliya oo ay Uga Dhamaatey Shaqadii uu Soomaaliya Ka Hayey.

    Nicholas Haysom Ergeygii Qaramada Midoobay U Qaabilsanaa Soomaaliya oo ay Uga Dhamaatey Shaqadii uu Soomaaliya Ka Hayey.

    Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ,Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu soo magacaabo wakiilka cusub..

    Share on Facebook