Daily Archives: December 7, 2018

  • Gen. Cumar Dheere Taliyihii G.12 April Abaan Duulihii Guutada iyo Askar La Socotey oo Maanta Aas Qaran Loo Sameeyey.

    Gen. Cumar Dheere Taliyihii G.12 April Abaan Duulihii Guutada iyo Askar La Socotey oo Maanta Aas Qaran Loo Sameeyey.

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaaza ah iyo aas..

    Share on Facebook

  • Waddamada Ku Yaal Qaaradda Africa oo Soomaaliya Kaalinta 2’aad Ka Gashey Dalka Ugu Argagixisada Badan.

    Waddamada Ku Yaal Qaaradda Africa oo Soomaaliya Kaalinta 2’aad Ka Gashey Dalka Ugu Argagixisada Badan.

    Dalalka Nigeria iyo Soomaaliya ayaa kaalinta 1-aad iyo midda 2-aad uga jira waddamada ay sannadka..

    Share on Facebook

  • Laantii Sadexaad ee Maqaayad Loogu Magac Darey Kulan Caffe oo Nairobi Dalka Kenya Laga Furey.

    Laantii Sadexaad ee Maqaayad Loogu Magac Darey Kulan Caffe oo Nairobi Dalka Kenya Laga Furey.

    Munaasabad lagu furayey maqaayada Kulan Caffe laanteeda saddexaad, ayaa lagu qabtay shaley magaalada Nairobi ee..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Puntland oo Gobol U Magacawdey Degmada Taleex iyadoo Somaliland hada ka Hor U Magacawdey Gobol.

    Xukuumadda Puntland oo Gobol U Magacawdey Degmada Taleex iyadoo Somaliland hada ka Hor U Magacawdey Gobol.

    Golaha wasiirrada Puntland ayaa galinkii dambe ee khamiistii  ansixiyay gobolka Taleex oo xaruntiisu noqon doonto..

    Share on Facebook

  • Qaraxyo La Qabtey oo ay ka Hadleen Madaxda Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.

    Qaraxyo La Qabtey oo ay ka Hadleen Madaxda Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida.

    Saraakiisha maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in ciidamada amniga gacanta ku dhigeen hub iyo..

    Share on Facebook

  • Saraakiisha ugu Sareysa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka Tacsideeyey Geeridii Ku Timid Saraakiishii iyo Askartii Shaley Qaraxa Ku Dhimatey

    Saraakiisha ugu Sareysa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka Tacsideeyey Geeridii Ku Timid Saraakiishii iyo Askartii Shaley Qaraxa Ku Dhimatey

    Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan..

    Share on Facebook

  • Dalka Jabuuti oo Cutubyo Ciidamada Booliska Kamid ah Tababar Ugu Soo Xirmey iyo waxa uu la Xiriiray Tababarkoodu.

    Dalka Jabuuti oo Cutubyo Ciidamada Booliska Kamid ah Tababar Ugu Soo Xirmey iyo waxa uu la Xiriiray Tababarkoodu.

    Taliyaha ciidamada Boliiska Soomaaliyeed,Sarreeye Gaas, Bashiir Cabdi Maxamed, oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti..

    Share on Facebook

  • Madaxda Dalka oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirtey Qoysaskii Eheladii Qarabadii iyo Qarankaba Geeridii Ku Timid Saraakiisha iyo Ciidanka G-12ka April.

    Madaxda Dalka oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirtey Qoysaskii Eheladii Qarabadii iyo Qarankaba Geeridii Ku Timid Saraakiisha iyo Ciidanka G-12ka April.

    Madaxweynaha  dowladda Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo..

    Share on Facebook

  • Guutadada 12ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Taliyihii iyo Abaanduulihiiba Ku Dhinteen Qarax Miinada Dhulka Lagu Aaso ah.

    Guutadada 12ka April ee Ciidanka Xoogga Dalka oo Taliyihii iyo Abaanduulihiiba Ku Dhinteen Qarax Miinada Dhulka Lagu Aaso ah.

    Taliyihii qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka Jen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) iyo..

    Share on Facebook

  • Hugaamiyaha Dalka Eritrea Afeworki oo Lagu Wado In uu Dhawaan Booqdo Dalka Jabuuti.

    Hugaamiyaha Dalka Eritrea Afeworki oo Lagu Wado In uu Dhawaan Booqdo Dalka Jabuuti.

    Madaxweynaha dalka Eritrea,Isaias Afeworki ayaa dhawaan booqanaya dalka Jabuuti, sida laga soo xigtay wasiirka arrimaha..

    Share on Facebook