Daily Archives: December 2, 2018

  • Mid Kamid ah Agaasime Waxeedyada W/boostada oo Qarax Gaariga Loogu Xirey u Geeryooday Galabta.

    Mid Kamid ah Agaasime Waxeedyada W/boostada oo Qarax Gaariga Loogu Xirey u Geeryooday Galabta.

    Qarax ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho,  kaasoo ahaa gaari..

    Share on Facebook

  • R/wasaaraha Dalka Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo Xaaskiisa Saara oo Maxkamadeyn Wajahaya.

    R/wasaaraha Dalka Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo Xaaskiisa Saara oo Maxkamadeyn Wajahaya.

    Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo xaaskiisa Sara wajahaya maxkamadeyn ka dib marikii lagu eedeeyay musuqmaasuq..

    Share on Facebook

  • Askar Dhameysatey Tababar In Muddo ah U Socdey oo uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Indha Qarshe Tababarka u Xirey.

    Askar Dhameysatey Tababar In Muddo ah U Socdey oo uu Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Indha Qarshe Tababarka u Xirey.

    Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka General Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan..

    Share on Facebook

  • Magaalada Jig Jiga oo Lagu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Ururka Dagaalama ee ONLF.

    Magaalada Jig Jiga oo Lagu Soo Dhaweeyey Gudoomiyaha Ururka Dagaalama ee ONLF.

    Guddoomiyaha Ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan oo muddo fog ka dib shalay ku laabtay dalka..

    Share on Facebook

  • Al-shabaab oo Soo Bandhigay Askar ay Sheegeen In ay Iyaga Isa Soo Dhiibeen. Daawo: Sawirada.

    Al-shabaab oo Soo Bandhigay Askar ay Sheegeen In ay Iyaga Isa Soo Dhiibeen. Daawo: Sawirada.

    Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee..

    Share on Facebook

  • Doorashada M/weyne ee Maamulka K/galbeed oo Mar Sadexaad Dib Loo Dhigay Akhriso Sababta.

    Doorashada M/weyne ee Maamulka K/galbeed oo Mar Sadexaad Dib Loo Dhigay Akhriso Sababta.

    Waxaa markii sadexaad  dib u dhac ku yimid xiligii loo qorsheeyay in ay dhacdo doorashada..

    Share on Facebook

  • Mudane Barlamaanka Aqalka Hoose ee Dalka Ingiriiska Ka Tirsan oo Sheegay In uu Qabo Cudurka HIV-AIDS.

    Mudane Barlamaanka Aqalka Hoose ee Dalka Ingiriiska Ka Tirsan oo Sheegay In uu Qabo Cudurka HIV-AIDS.

    Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo..

    Share on Facebook

  • Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey Maanta.

    Gudoomiyaha Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo Dalka Dib ugu Soo Laabtey Maanta.

    Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay dalka dibadiisa safar ugu maqnaa ayaa maanta..

    Share on Facebook

  • Kulan Xasaasi ah oo Caawa ka Socda Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Maxaa Looga Hadlayaa Yaase Ka Qayb Gelaya?.

    Kulan Xasaasi ah oo Caawa ka Socda Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya. Maxaa Looga Hadlayaa Yaase Ka Qayb Gelaya?.

    Kulan xasaasi ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya , Gudoomiyaha Golaha Shacabka iyo kuxigeenadiisa iyo..

    Share on Facebook