Daily Archives: November 12, 2018

  • Wasaaradda Amniga Somaliland oo Joojisay In Laga Soo Jeedo Hotelada Wixii Ka Danbeeya 11:00pm.

    Wasaaradda Amniga Somaliland oo Joojisay In Laga Soo Jeedo Hotelada Wixii Ka Danbeeya 11:00pm.

    Xukuumada Somaliland ayaa maanta mamnuucday in xilliyada dambe hoteelada lagu caweeyo,isla markaana amar ku siisay..

    Share on Facebook

  • Qeybaha iyo Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir oo Isbedel Lagu Sameeyey Qaarkood.

    Qeybaha iyo Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir oo Isbedel Lagu Sameeyey Qaarkood.

    Dowladda Soomaaliya ayaa isbadal kooban ku sameysay qaar ka mid ah taliyayaasha saldhigyada degmooyinka gobolka..

    Share on Facebook

  • Shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah Ka Bilawday Magaalada Muqdisho..

    Shirkadda Diyaaradaha Kenya Airways oo Duulimaad Maalinle ah Ka Bilawday Magaalada Muqdisho..

    Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi..

    Share on Facebook

  • Maqaaxi Ku Taal Gudaha Airporka Aadan Cadde oo Dab Ka Kacey Maanta iyo Sida Lagu Damiyey Dabka.

    Maqaaxi Ku Taal Gudaha Airporka Aadan Cadde oo Dab Ka Kacey Maanta iyo Sida Lagu Damiyey Dabka.

    Waxaa hakad ku yimid howlihii dulimaadka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib dab..

    Share on Facebook

  • Lix Ruux uu Ku Jiro Sarkaal Ka Tirsanaa Ururka Xamaaz oo Dawladda Israa’iil Toogasho Ku Dishay.

    Lix Ruux uu Ku Jiro Sarkaal Ka Tirsanaa Ururka Xamaaz oo Dawladda Israa’iil Toogasho Ku Dishay.

    Lix ruux oo Falastiiniyiin ah oo uu ku jiro sarkaal ururka Xamaas ka tirsan ayaa..

    Share on Facebook

  • Dilalka Ka Dhaca Galmudug oo M/weyne Xaaf Ku Eedeeyey Dawladda Federalka Soomaliya.

    Dilalka Ka Dhaca Galmudug oo M/weyne Xaaf Ku Eedeeyey Dawladda Federalka Soomaliya.

    Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmdug ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee federaalka in ay ka danbeyso..

    Share on Facebook

  • Daawo; Xafladda Ku Dhawaaqista Musharax M/weynaha Puntland Prof.Daahir Mire Jibriil, Akhriso Triikhda iyo Aqoonta Musharaxa.

    Daawo; Xafladda Ku Dhawaaqista Musharax M/weynaha Puntland Prof.Daahir Mire Jibriil, Akhriso Triikhda iyo Aqoonta Musharaxa.

    Dahir Mirreh Jibreel, Ph. D Profile I have extensive academic knowledge and experience on Somalia..

    Share on Facebook

  • Soomaaliya oo ku dhawaaqday Taariikhda Kooban ee Fasalka Koowaad Batrolka iyo Gaska Dabiicaga Baaritaankiisa.

    Soomaaliya oo ku dhawaaqday Taariikhda Kooban ee Fasalka Koowaad Batrolka iyo Gaska Dabiicaga Baaritaankiisa.

                                 ..

    Share on Facebook