Daily Archives: November 4, 2018

  • M/weyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir oo Gaalkacyo Kulan Kula Yeelanaya Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

    M/weyne Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir oo Gaalkacyo Kulan Kula Yeelanaya Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

    Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug,Axmed Ducaale Geel Xaaf iyo madaxa xukuumadda maamulkaas Axmed Shaakir Cali ayaa maanta..

    Share on Facebook

  • Dagaaladii Deegaanada Laascaanood oo Odayaal Dhaqameed Baaq kasoo Saareen iyo Xaaladdu Sida Ay Tahey Waqtigan.

    Dagaaladii Deegaanada Laascaanood oo Odayaal Dhaqameed Baaq kasoo Saareen iyo Xaaladdu Sida Ay Tahey Waqtigan.

    Madax-dhaqameed ku sugan koonfurta degmada Laascaanood ayaa ka dayriyey xaalada nololeed ee dadkii ka barakacay..

    Share on Facebook

  • Wasiirkii Hore ee Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo Jawaab Ka Bixiyey Qandaraas ay Nisa Sheegtay In ay Hakisay.

    Wasiirkii Hore ee Amniga C/risaaq Cumar Maxamed oo Jawaab Ka Bixiyey Qandaraas ay Nisa Sheegtay In ay Hakisay.

    Wasiirkii hore ee Wasaarrada Amniga gudaha islamarkaana hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdirisaaq..

    Share on Facebook

  • Hay’adda Nabagsugidda iyo Sirdoonka oo Sheegtay In ay Joojisay Qandaraas uu Saxiixay Wasiirkii Hore ee Amniga C/risaaq Cumar Maxamed.

    Hay’adda Nabagsugidda iyo Sirdoonka oo Sheegtay In ay Joojisay Qandaraas uu Saxiixay Wasiirkii Hore ee Amniga C/risaaq Cumar Maxamed.

    Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in joojisay ama hakisaya Qandaraasyo Malaayiin Dollar ah..

    Share on Facebook

  • Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar ku Bixiyey in ay Guuraan Dadka Degan Jaamacaddii Gaheyr.

    Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amar ku Bixiyey in ay Guuraan Dadka Degan Jaamacaddii Gaheyr.

    Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa loogu baaqay dadka..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Talyaaniga oo Diyaarineysa Xeer Xaddidaya Dadka Soo Galootiga ah iyo Sababaha ka Danbeeya.

    Xukuumadda Talyaaniga oo Diyaarineysa Xeer Xaddidaya Dadka Soo Galootiga ah iyo Sababaha ka Danbeeya.

    Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Talyaaniga ahna wasiirka arrimaha gudaha dalkaasi, Matteo Salvini, ayaa sharci ku..

    Share on Facebook

  • Xisaabiyaha Guud ee Qaranka oo War Kasoo Saarey Musuq Maasuq Ka Jira Xafiiska Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Bayle.

    Xisaabiyaha Guud ee Qaranka oo War Kasoo Saarey Musuq Maasuq Ka Jira Xafiiska Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Bayle.

    Waxaa soo ifbaxay khilaaf aan horay-ba loo sii ogeyn oo soo kala dhax-galay Wasiirka Wasaarradda..

    Share on Facebook

  • Gudoomiyihii Hore ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya Prof.Jawaari oo ka Qayb Galey Kulanka Barlamaanka.

    Gudoomiyihii Hore ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya Prof.Jawaari oo ka Qayb Galey Kulanka Barlamaanka.

    Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka qaybgalay kulanka golaha..

    Share on Facebook