Daily Archives: October 20, 2018

  • Magaalada Cadaado oo Maanta Madaxweyne Cusub Looga Dhawaaqay/Waa Kuma M/weynaha La Doortey?.

    Magaalada Cadaado oo Maanta Madaxweyne Cusub Looga Dhawaaqay/Waa Kuma M/weynaha La Doortey?.

    Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in maanta halkaa looga..

    Share on Facebook

  • Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland oo uu Ka Furmayo Shirka Madaxda Dawlad Goboleedyada Soomaaliya.

    Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland oo uu Ka Furmayo Shirka Madaxda Dawlad Goboleedyada Soomaaliya.

    Shirka madasha wadatashiga dowlad-gobolleedyada  Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu ka furmo   Axadda berri ah magaalada..

    Share on Facebook

  • Ardey Soomaaliyeed Ku Xaniban Dalka Turkiga oo uu Ka Hadley Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Godax Barre.

    Ardey Soomaaliyeed Ku Xaniban Dalka Turkiga oo uu Ka Hadley Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Godax Barre.

    Wasiirka wasaarrada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in..

    Share on Facebook

  • Markab Laga Leeyahey Dalka Hong Kong oo Burcad Soomaali ah Weerar Ku Qaadeen.

    Markab Laga Leeyahey Dalka Hong Kong oo Burcad Soomaali ah Weerar Ku Qaadeen.

    Burcad baddeed Soomaali ah ayaa weeraray Markab laga leeyahay Hong Kong ,kaa soo mareeyay  xeebaha..

    Share on Facebook

  • Madaxtooyada Puntland oo Ciidamo Gadoodsani Wadada Ka Xireen iyo Sada Ugu Danbeyntii Lagu Xaliyey.

    Madaxtooyada Puntland oo Ciidamo Gadoodsani Wadada Ka Xireen iyo Sada Ugu Danbeyntii Lagu Xaliyey.

    Ciidan gadoodsan ayaa xiray waddada aada xarunta madaxtooyada Puntland iyo xarumaha wasaaradaha ee duleedka magaalada..

    Share on Facebook

  • Jamaal Kashoggi oo Dalka Sucuudigu Shaaciyey Dilkiisa Wax Yar Kadib Markii uu gudaha u Galey Khunsliyada Sucuudiga ee Dalka Turkiga.

    Jamaal Kashoggi oo Dalka Sucuudigu Shaaciyey Dilkiisa Wax Yar Kadib Markii uu gudaha u Galey Khunsliyada Sucuudiga ee Dalka Turkiga.

    Dowladda Saudi Arabia ayaa ugu danbeyntii shaacisay dilka wariye Jamaal Khashoggi, hasse ahaatee Boqortooyada ayaa..

    Share on Facebook