Daily Archives: October 11, 2018

  • M/weyne Ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo Dhagax Dhigay Balaarinta Dekedda Berbera.

    M/weyne Ku Xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo Dhagax Dhigay Balaarinta Dekedda Berbera.

    Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dhagax dhigay dhismaha cusub ee ballaadhinta..

    Share on Facebook

  • Sadex Dhalinyaro Laga Qabtey Gurigii Allaha U Naxariistee M/weynihii Hore ee Soomaaliya Aadan cade oo Dib Xorriyadooda u Helay.

    Sadex Dhalinyaro Laga Qabtey Gurigii Allaha U Naxariistee M/weynihii Hore ee Soomaaliya Aadan cade oo Dib Xorriyadooda u Helay.

    Dowladda Soomaaliya ayaa dib xoriyaddooda ugu celisay saddex dhallinyaro ah oo lagu soo xirey howlgal..

    Share on Facebook

  • R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Maalintii Sadexaad Ku sugan Dalka Sucuudiga.

    R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Maalintii Sadexaad Ku sugan Dalka Sucuudiga.

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maalintii Saddexaad booqasho rasmi ah ku jooga..

    Share on Facebook

  • Xafiiska R/wasaaraha Dalka Itoobiya oo Ciidamo Gadoodasani Tageen/Maxaa Lagu Xaliyey Cabashada ay Qabeen?

    Xafiiska R/wasaaraha Dalka Itoobiya oo Ciidamo Gadoodasani Tageen/Maxaa Lagu Xaliyey Cabashada ay Qabeen?

    Boqollaal askari oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ayaa Arbacadii socod ku tagay xafiiska Ra’iisul wasaaraha..

    Share on Facebook

  • Gudiyada Heer Federal iyo M/goboleed oo Shirkii uga Socdey Garoowe Usoo Gabangaboobay War Murtiyeedna kasoo Saarey.

    Gudiyada Heer Federal iyo M/goboleed oo Shirkii uga Socdey Garoowe Usoo Gabangaboobay War Murtiyeedna kasoo Saarey.

    Shirkii dib u eegista dastuurka kumeelgaarka ah ee Soomaaliya  oo ka socday saddex maalin magaalada..

    Share on Facebook

  • Cawaale Axmed Maxamed oo Al-shabaab Sheegeen In ay U Toogteen Arrimo Basaasnimo.

    Cawaale Axmed Maxamed oo Al-shabaab Sheegeen In ay U Toogteen Arrimo Basaasnimo.

    Al-shabaab ayaa sheegay in ay meel fagaaro ah ku dileen Cawaale Axmed Maxamed oo 32..

    Share on Facebook

  • Deegaan Lagu Magacaabo Carabiya ee G/waqoyi Bari Kenya oo Rag Hubeysan Ku Dileen Labo Macalin Iskuul.

    Deegaan Lagu Magacaabo Carabiya ee G/waqoyi Bari Kenya oo Rag Hubeysan Ku Dileen Labo Macalin Iskuul.

    Weerar koox la tuhusan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka..

    Share on Facebook

  • R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatey Boqorka Dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis.

    R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Kulan La Qaatey Boqorka Dalka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis.

    Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee  Soomaaliya, Xasan Cali Khayre  ayaa maanta qasriga boqortooyada kula..

    Share on Facebook