Daily Archives: September 13, 2018

  • Barlamaanka Galmudug oo Sheegay in ay Xilkii ka Qaadeen Gudoomihii Barlamaanka Cali Gacal Casir.

    Barlamaanka Galmudug oo Sheegay in ay Xilkii ka Qaadeen Gudoomihii Barlamaanka Cali Gacal Casir.

    Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegaya in xildhibaanno halkaa fadhi ku yeeshay xilkii..

    Share on Facebook

  • Mucaaradka iyo Dawladda Koonfurta Sudan oo Heshiis ku Kala Saxiixday Addis Ababa Caasimada Itoobiya.

    Mucaaradka iyo Dawladda Koonfurta Sudan oo Heshiis ku Kala Saxiixday Addis Ababa Caasimada Itoobiya.

    Dowladda iyo Mucaaradka Koonfurta Sudan ayaa heshiis kama danbeys ah ku kala saxiixday magaalada Addis..

    Share on Facebook

  • Hay’adda ICAO oo Dawladda Soomaaliya Kala Hadashey Arrimo Hawada Soomaaliya La Xiriira.

    Hay’adda ICAO oo Dawladda Soomaaliya Kala Hadashey Arrimo Hawada Soomaaliya La Xiriira.

     Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Salaad (Oomaar) oo ay wehlinayeen..

    Share on Facebook

  • Dalka Eritrea oo kasoo Muuqan Waayey Shirka Urur Goboleedka EGAD waa Maxey Sababtu?.

    Dalka Eritrea oo kasoo Muuqan Waayey Shirka Urur Goboleedka EGAD waa Maxey Sababtu?.

    Sida muuqata waxaa dib u dhac uu ku yimid dib ugu soo laabashadii xubin-nimada Urur..

    Share on Facebook

  • Ergayga Cusub ee Noqonaya Wakiilka Xoghayaha Guud QM oo Loo Magacaabey Nicholas Haysom.

    Ergayga Cusub ee Noqonaya Wakiilka Xoghayaha Guud QM oo Loo Magacaabey Nicholas Haysom.

    Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guturres ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Nicholas Haysom..

    Share on Facebook

  • Khilaafka Soo Kala Dhexgaley Dawlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo Aqalka sare Xal u Raadinayo.

    Khilaafka Soo Kala Dhexgaley Dawlada Dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo Aqalka sare Xal u Raadinayo.

    Qoraal laga soo saaray kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha aqalka sare ee..

    Share on Facebook

  • Shirka Urur Goboleedka IGAD ee ka Dhacaya Addis Ababa oo uu ka Qayb galayo Dalka Eritrea.

    Shirka Urur Goboleedka IGAD ee ka Dhacaya Addis Ababa oo uu ka Qayb galayo Dalka Eritrea.

    Eritrea ayaa  hadda u muuqata in ay soo ceshaneyso xubin-nimadii Urur gobolleedka IGAD,  iyadoo maanta..

    Share on Facebook

  • Caasimadda Dalka Liibiya ee Tripoli oo Garoonkeeda Gantaalo Lala Dhacey iyo Khasaaruhu Inta uu La Egyahey.

    Caasimadda Dalka Liibiya ee Tripoli oo Garoonkeeda Gantaalo Lala Dhacey iyo Khasaaruhu Inta uu La Egyahey.

    Garoonkii diyaaradeed ee kali ahaa ee ka shaqaynayay caasimadda dalka Liibiya ee Tripoli ayaa duulimaadyadii..

    Share on Facebook

  • Ciidamo Ajnebi ah iyo Kuwa Dawladda Federalka oo Hawlgal ka Fuliyey Deegaanka Mubaarak ee Degmada Afgooye.

    Ciidamo Ajnebi ah iyo Kuwa Dawladda Federalka oo Hawlgal ka Fuliyey Deegaanka Mubaarak ee Degmada Afgooye.

    Ciidamada dowladda oo garab militari ciidamo kale oo ajnabi ah ayaa saqdii dhexe ee xalay..

    Share on Facebook

  • Dagaalyahanada Al-shabaab oo Xaley Weerar ku Qaadey Degmada Marka ee G/sh/hoose.

    Dagaalyahanada Al-shabaab oo Xaley Weerar ku Qaadey Degmada Marka ee G/sh/hoose.

    Wararka naga soo gaaaraya degmada Marka ee xarunta u ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya..

    Share on Facebook