Daily Archives: September 7, 2018

  • Ismaamulka Soomaali Galbeed oo Barlamaanku Meel Mariyey Wax Ka Badelka Magaca iyo Calanka Dawlad Deegaanka.

    Ismaamulka Soomaali Galbeed oo Barlamaanku Meel Mariyey Wax Ka Badelka Magaca iyo Calanka Dawlad Deegaanka.

    Baarlamaanka dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo fadhi ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa qaatay go’aamo masiir..

    Share on Facebook

  • Diyaarad Ka Duushey Magaalada Muqdisho oo Dawladda Kenya Diidey in ay Ka Degto Garoonka Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi.

    Diyaarad Ka Duushey Magaalada Muqdisho oo Dawladda Kenya Diidey in ay Ka Degto Garoonka Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi.

    Dowladda Kenya ayaa is hortaagtay Talaadadii todobaadkan diyaar ka anbabaxday magaalada Muqdisho in ay ka..

    Share on Facebook

  • Wasiiro Arrima debedeedyada Dalalka Itoobiya,Soomaliya,Jabuuti,iyo Eritrea oo Ku Shirsan Dalka Jabuuti.

    Wasiiro Arrima debedeedyada Dalalka Itoobiya,Soomaliya,Jabuuti,iyo Eritrea oo Ku Shirsan Dalka Jabuuti.

    Kaddib kulan magaalada Jabuuti ay ku yeesheen wasiirro arrimo arrimo dibeddeedka wadamada Soomaaliya, Jabuuti, Eritrea..

    Share on Facebook

  • Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Mareykanka ka Codsadey in ay Badiyaan Weerarada ka Dhanka ah Al-shabaab.

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Mareykanka ka Codsadey in ay Badiyaan Weerarada ka Dhanka ah Al-shabaab.

    Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil..

    Share on Facebook

  • Sh/hoose: Gurigii M/weynihii Hore ee Soomaaliya Aadan Cadde oo Ciidamo Weerar ku Qaadeen.

    Sh/hoose: Gurigii M/weynihii Hore ee Soomaaliya Aadan Cadde oo Ciidamo Weerar ku Qaadeen.

    Ciidamo ka tirsan dowladda Sooamaaliya ayaa lagu waramayaa subaxnimadii Arbacada ee todobaadka weerar ku qaadeen..

    Share on Facebook

  • Xorriyadda Hadalka ee Soomaaliya oo Qaramada Midoobey Warbixin kasoo Saartey (Akhriso warbixin dheer.

    Xorriyadda Hadalka ee Soomaaliya oo Qaramada Midoobey Warbixin kasoo Saartey (Akhriso warbixin dheer.

    Qaramada Midoobay ayaa soo saartay warbixin ay ugaga hadlayso xoriyada hadalka ee dalka Soomaaliya iyadoo..

    Share on Facebook