Daily Archives: August 1, 2018

  • Is Qarxin Caawa Ka Dhacdey Degmada Laascaanood oo Madaxi ku Dhimatey Dad kalena Ku Dhaawacmeen.

    Is Qarxin Caawa Ka Dhacdey Degmada Laascaanood oo Madaxi ku Dhimatey Dad kalena Ku Dhaawacmeen.

    Qaraxan oo dhacay fiidkii hore ee caawa ayaa waxaa la sheegayaa in qof walxaha qarxa..

    Share on Facebook

  • Safaradda Jabuuti ee Soomaaliya oo Si Adag uga Jawaabtey Hadal uu M/weyne Farmaajo ka Jeediyey Dalka Eritrea.

    Safaradda Jabuuti ee Soomaaliya oo Si Adag uga Jawaabtey Hadal uu M/weyne Farmaajo ka Jeediyey Dalka Eritrea.

    War qoraal ah oo ka soo baxay safaarada Jabuuti ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in..

    Share on Facebook

  • R/wasaare Khayre oo Lagu Dhaleeceeyey In Aanu Dhagaxdhigin Deked Laga Dhisayo Deegaanka Garacad.

    R/wasaare Khayre oo Lagu Dhaleeceeyey In Aanu Dhagaxdhigin Deked Laga Dhisayo Deegaanka Garacad.

    Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo booqasho ku jooga Puntland ayaa dhaleeceyn kala kulmey..

    Share on Facebook

  • Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Jabuuti oo Sheegay in M/weyne Ismaaciil Cumar aanu Tageyn Dalka Eritrea.

    Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Jabuuti oo Sheegay in M/weyne Ismaaciil Cumar aanu Tageyn Dalka Eritrea.

    Wasiirka wasaaradda arrimaha dibeda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo Qoraal kooban soo dhigay boggiisa..

    Share on Facebook

  • Haawl Gal Ciidamada Dawladu Fuliyeen oo Lagu Soo Qab Qabtey Rag La Sheegay in ay Al-shabaab kamid Yihiin.

    Haawl Gal Ciidamada Dawladu Fuliyeen oo Lagu Soo Qab Qabtey Rag La Sheegay in ay Al-shabaab kamid Yihiin.

    Howlgal qorsheysnaa oo ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ka sameeyeen degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha..

    Share on Facebook

  • Gaadiidka Gargaarka Deg Degga ah ee Aamin oo La Filayo in uu Istaago,Maxey Tahey Sababtu?.

    Gaadiidka Gargaarka Deg Degga ah ee Aamin oo La Filayo in uu Istaago,Maxey Tahey Sababtu?.

    Dhibaato dhaqaale, shaqaale yari iyo waliba daruufo kale oo la soo darsay ayaa laga yaabaa..

    Share on Facebook

  • Somaliland Iyo Puntland Oo Oggolaadey Qorshaha IGAD-UNSOM Ee Xaaladda Tukaraq

    Somaliland Iyo Puntland Oo Oggolaadey Qorshaha IGAD-UNSOM Ee Xaaladda Tukaraq

    Wefdi ka socdey urur goboleedka IGAD iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa booqasho ku..

    Share on Facebook

  • Raisal Wasaare Khayre Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Qardho:-(Daawo Sawirada)

    Raisal Wasaare Khayre Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Qardho:-(Daawo Sawirada)

    Waxaa si wayn magaalada Qardho maanta loogu soo dhaweeyay raisal wasaaraha dawlada federaalka ah ee..

    Share on Facebook

  • Al-shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay Isgoyska Sanca Ee Muqdisho

    Al-shabaab Oo Sheegatay Masuuliyada Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Dowladda Oo Lagu Dilay Isgoyska Sanca Ee Muqdisho

    Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, rag hubeysan ayaa..

    Share on Facebook