Daily Archives: March 6, 2018

  • Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibriil oo Gudiga La Socodka Dib u Eegista Dastuurku Sheegeen in ay Kalsoonidii Kala Noqdeen.

    Wasiirka Dastuurka Xoosh Jibriil oo Gudiga La Socodka Dib u Eegista Dastuurku Sheegeen in ay Kalsoonidii Kala Noqdeen.

    Waxaa soo ifbaxaya khilaaf cusub ka dhax abuurmay guddiga la socodka dib-u-eegista dastuurka ee Labada..

    Share on Facebook

  • Xabsiyada Dalka Liibiya Dhalinyaro Maxaabiis Laga Soo Daayey oo Muqdisho kusoo Wajahan.

    Xabsiyada Dalka Liibiya Dhalinyaro Maxaabiis Laga Soo Daayey oo Muqdisho kusoo Wajahan.

    Qeybtii labaad maxaabiis laga soo daayay xabsiyada dalka Libya ayaa ku soo wajahan Magaalada Muqdisho,..

    Share on Facebook

  • Isbitaal Lazaretti oo Wasaarada Amniga Dawladda Federalku Hawlgal Nadaafadeed ka Fulisey.

    Isbitaal Lazaretti oo Wasaarada Amniga Dawladda Federalku Hawlgal Nadaafadeed ka Fulisey.

    La taliyaha Wasaaradda Amniga CabdiCasiis Xildhibaan ayaa warbaahinta u sheegay in todobaadii ugu danbeeyayba la..

    Share on Facebook

  • Dalka Koonfur Africa oo Hilib Sumeysan Dad ugu Geeryoodeen Iyadoon La Aqoon Cidda iyo Sababta Ka Danbeysa.

    Dalka Koonfur Africa oo Hilib Sumeysan Dad ugu Geeryoodeen Iyadoon La Aqoon Cidda iyo Sababta Ka Danbeysa.

    Dalalka kala ah Namibia, Zambia Iyo Bostwana ayaa hakiyay hilibkii ay kasoo dhoofsan jireen waddanka..

    Share on Facebook

  • Boqol Million Dolarka Mareykanka ah oo Lagu Dhisayo Aqalka Barlamaanka Federalka Soomaaliya.

    Boqol Million Dolarka Mareykanka ah oo Lagu Dhisayo Aqalka Barlamaanka Federalka Soomaaliya.

    Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshe lagu..

    Share on Facebook

  • Shir Ka Dhacaya Magaalada London ee Dalka UK oo Soomaaliya ka Qayb Galeyso

    Shir Ka Dhacaya Magaalada London ee Dalka UK oo Soomaaliya ka Qayb Galeyso

    Magaalada London waxaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shir looga hadlayo wax ka..

    Share on Facebook

  • Su’aalo La Weydiiyey R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo Ka Dhacey Washington.

    Su’aalo La Weydiiyey R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo Ka Dhacey Washington.

    Waxaa Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ka furmay shirka (Forum Fragility 2018) oo looga hadlayo..

    Share on Facebook

  • Companyga DP WORLD oo Sheegey in aaney Hadalka Dawlada Dhexe ee Soomaaliya Saameyn ku laheyn Hawlahooda.

    Companyga DP WORLD oo Sheegey in aaney Hadalka Dawlada Dhexe ee Soomaaliya Saameyn ku laheyn Hawlahooda.

    Agaasimaha Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan ayaa ganafka ku dhuftay shadalkii ka soo..

    Share on Facebook

  • Labada Barlamaan ee Soomaaliya oo Furitaanka Kalfadhigooda la Shaaciyey.

    Labada Barlamaan ee Soomaaliya oo Furitaanka Kalfadhigooda la Shaaciyey.

    Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in 10-ka Bishaan uu si rasmi..

    Share on Facebook