Daily Archives: March 2, 2018

  • Qodobo Laga Soo Saarey Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo Wax Leyska Weydiinayo Waxa uu soo Kordhinayo.

    Qodobo Laga Soo Saarey Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo Wax Leyska Weydiinayo Waxa uu soo Kordhinayo.

    Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisoow oo ay..

    Share on Facebook

  • Shirka Dalalka Ciidamadu Ka Joogaan Soomaaliya oo Ka Furmey Kampala Dalka Uganda.

    Shirka Dalalka Ciidamadu Ka Joogaan Soomaaliya oo Ka Furmey Kampala Dalka Uganda.

    Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda maanta oo Jimco ah Taariikhduna ay ku beegan tahay..

    Share on Facebook

  • Qarax Maanta ka Dhacey Siinka Dheer oo Warar Dheeraad ahi kasoo Baxayaan iyo Sida ay Wax u Dhaceen.

    Qarax Maanta ka Dhacey Siinka Dheer oo Warar Dheeraad ahi kasoo Baxayaan iyo Sida ay Wax u Dhaceen.

     Wararka ka imanaya deegaanka Siinka Dheer ee dulleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegay in goor dhaw..

    Share on Facebook

  • Arrimaha Soomaaliya Shir Looga Hadlayo oo Berito la Filayo in uu Ka Furmo Kampala Dalka Uganda.

    Arrimaha Soomaaliya Shir Looga Hadlayo oo Berito la Filayo in uu Ka Furmo Kampala Dalka Uganda.

    Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda uu ka..

    Share on Facebook

  • Taalo Lagu Xusuusto Halgameyaashii Imaaraadka Carabta oo R/W Khayre Booqdey.

    Taalo Lagu Xusuusto Halgameyaashii Imaaraadka Carabta oo R/W Khayre Booqdey.

    Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shalay booqday taalada loo dhisay halgamayaashii shuhadada ee..

    Share on Facebook

  • Ololle Nadaafadeed oo Maamulka Gobolka Banaadir Ku Dhawaaqey Bishiiba Hal mar.

    Ololle Nadaafadeed oo Maamulka Gobolka Banaadir Ku Dhawaaqey Bishiiba Hal mar.

    Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Caasimadda Cabdirixmaan Cumar Cusmaan Yarisoow ayaa sheegay in olalihii nadaafadeed..

    Share on Facebook

  • Qalab Mareykanku ugu Deeqay Amisom oo ay Ka Mahad Celiyeen Saraakiisha Midawga Africa.

    Qalab Mareykanku ugu Deeqay Amisom oo ay Ka Mahad Celiyeen Saraakiisha Midawga Africa.

    Danjire Francisco Madeira Wakiilka gaarka ah ee howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ugu mahad ciliyay..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqdey Biyo la’aan Ka Jirta Qeybo ka Mid ah Dalka Soomaaliya.

    Xukuumadda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqdey Biyo la’aan Ka Jirta Qeybo ka Mid ah Dalka Soomaaliya.

    Dowlada Soomaalia ayaa sheegtey in xaalad adag oo biyo yari ah ay ka jirto magaalooyinka..

    Share on Facebook