Monthly Archives: March 2018

  • Saadaasha Kulanka Barlamaanka iyo Berri oo Dad Badani Rajo Xumo ka Muujinayaan Waxa Dhici Doona.

    Saadaasha Kulanka Barlamaanka iyo Berri oo Dad Badani Rajo Xumo ka Muujinayaan Waxa Dhici Doona.

    Ma’aha wax ku cusub dhagaha shacabka Soomaaliyeed in ay maqlaan khilaaf soo kala dhaxgalay xildhibaannada..

    Share on Facebook

  • Muranka Derbiga Kenya Dhiseyso oo Labada Dal Ku Heshiiyeen In Gudi Isku Dhaf ah Loo Saaro.

    Muranka Derbiga Kenya Dhiseyso oo Labada Dal Ku Heshiiyeen In Gudi Isku Dhaf ah Loo Saaro.

    Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxa ay isku afgarteen in la sameeyo..

    Share on Facebook

  • Ciidamo Aad u Tiro Badan oo Isgoysyada Magaalada Muqdisho Lagu Soo Daadshey Iyadoon Cidina Cid u Gudbi Karin.

    Ciidamo Aad u Tiro Badan oo Isgoysyada Magaalada Muqdisho Lagu Soo Daadshey Iyadoon Cidina Cid u Gudbi Karin.

    Iyadoo maaalinta Berri ah lagu wado in xarunta golaha Shacabka ku shiraan xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya,..

    Share on Facebook

  • Daanta Galbeed Gaza ee Dhulka Falastiin oo La Filayo in ay Debedbaxyo Waaweyni Ka Dhacaan.

    Daanta Galbeed Gaza ee Dhulka Falastiin oo La Filayo in ay Debedbaxyo Waaweyni Ka Dhacaan.

    Militariga Israa’iil ayaa lagu waramayaa in la soo dhoobey xudduuda magaaladda Qaza ka hor dibadbaxyo..

    Share on Facebook

  • Ciidamada Amisom iyo Dagaalyahanada Al-shabaab oo Dagaal ku Dhexmarey Gobolka Sh/Dhexe.

    Ciidamada Amisom iyo Dagaalyahanada Al-shabaab oo Dagaal ku Dhexmarey Gobolka Sh/Dhexe.

    AMISOM Troups Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xoogag ka tirsan ururka Al-Shabaab oo..

    Share on Facebook

  • Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ku Eedeeyey R/W Khayre in uu ka Talo Qaato Kuwa Barlamaanada Burburiya.

    Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ku Eedeeyey R/W Khayre in uu ka Talo Qaato Kuwa Barlamaanada Burburiya.

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo xalay waqti danbe shir jaraa’id ku..

    Share on Facebook

  • C/weli Muudeey oo Sheegey in aan Barlamaanka Hub lala Soo Geli Doonin Berrito iyo Mooshinkii loo Balansanaa.

    C/weli Muudeey oo Sheegey in aan Barlamaanka Hub lala Soo Geli Doonin Berrito iyo Mooshinkii loo Balansanaa.

    Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudey oo xalay War  saxaafadeed soo..

    Share on Facebook

  • Mucjiso Magaalo Hawada Sare ku Socota oo Dadka Deegaanka Degmada Jalalaqsi Arkeen iyo Cabsi ku Timid Dadka Aagaas.

    Mucjiso Magaalo Hawada Sare ku Socota oo Dadka Deegaanka Degmada Jalalaqsi Arkeen iyo Cabsi ku Timid Dadka Aagaas.

    Arrin ugub ah oo ku  cusub dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ayeey noqotay kaddib markii qaar ka..

    Share on Facebook

  • Meel u Dhaw Isgoyska Zoope oo Gaari lagu Soo Xirey Walxaha Qarxa uu ku Gubtey iyo Khasaaraha Ka Dhashey.

    Meel u Dhaw Isgoyska Zoope oo Gaari lagu Soo Xirey Walxaha Qarxa uu ku Gubtey iyo Khasaaraha Ka Dhashey.

    Qarax lagu soo xiray gaari ayaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey Isgoyska..

    Share on Facebook

  • Shirkii La Filayey In uu Baydhabo Ka Dhaco ee Amniga Qaranka Soomaaliya oo Baaqdey Khilaafka Jira Awgiis.

    Shirkii La Filayey In uu Baydhabo Ka Dhaco ee Amniga Qaranka Soomaaliya oo Baaqdey Khilaafka Jira Awgiis.

    Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee lagu waday in maanta oo taariikhdu tahay 28 bisha Maarso..

    Share on Facebook