Daily Archives: February 14, 2018

  • Goboladda Hiiraan iyo SH/dhexe oo Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Kadib Wabiga Shabeele Markii uu Gurey.

    Goboladda Hiiraan iyo SH/dhexe oo Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Kadib Wabiga Shabeele Markii uu Gurey.

    Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay..

    Share on Facebook

  • Ururka ONLF iyo Itoobiya oo Wada Hadallo uga Socdaan Dalka Kenya Wararkii ugu Danbeeyey Halka ay Wax Marayaan.

    Ururka ONLF iyo Itoobiya oo Wada Hadallo uga Socdaan Dalka Kenya Wararkii ugu Danbeeyey Halka ay Wax Marayaan.

    Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa wali ka sii soconaya wada hadal u dhaxeeya Itoobiya..

    Share on Facebook

  • Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga Waaxda Xiriirka Gobolada oo Xaley la weerarey.

    Agaasimaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Sportiga Waaxda Xiriirka Gobolada oo Xaley la weerarey.

      Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramayaa in ay xaley rasaas ku fureen..

    Share on Facebook

  • Dalka Israa’iil R/Wasaarihiisa oo Wajahaya Eedeymo la Xiriira Musuqmaasuq iyo Wax Isdaba Marin Maaliyadeed.

    Dalka Israa’iil R/Wasaarihiisa oo Wajahaya Eedeymo la Xiriira Musuqmaasuq iyo Wax Isdaba Marin Maaliyadeed.

    Ciidamada Booliska Israa’iil ayaa ku dhawaaqay in ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu, lagu soo oogay dacwad..

    Share on Facebook

  • Dhamaan Gayiga Soomaaliland oo lga soo Sheegayo Jaad La’aan aad u Baahsan Nooc Walba kan Itoobiya iyo kan Kenyaba.

    Dhamaan Gayiga Soomaaliland oo lga soo Sheegayo Jaad La’aan aad u Baahsan Nooc Walba kan Itoobiya iyo kan Kenyaba.

    Somaliland ayaa maanta laga dareemay Qaad la’aan ka dib markii Itoobiya laga joojisay jaadkii ka..

    Share on Facebook

  • Magaalada Diridhaba ee Dalka Itoobiya oo Qalalaase iyo Rabshado Shacab ka Taaganyihiin.

    Magaalada Diridhaba ee Dalka Itoobiya oo Qalalaase iyo Rabshado Shacab ka Taaganyihiin.

                            Wararka ka imaanaya..

    Share on Facebook

  • Axaddii lasoo Dhaafey Wiil Soomaaliyeed oo lagu Diley Dalka Canada Booliska Dalkaasina Baaritaan Bilaabeen.

    Axaddii lasoo Dhaafey Wiil Soomaaliyeed oo lagu Diley Dalka Canada Booliska Dalkaasina Baaritaan Bilaabeen.

    Booliiska dalka Canada ayaa bilaabay baaritaano ku aadan  Wiil Soomaaliyeed oo Axadii lagu dilay Magaalada Ottawa..

    Share on Facebook

  • Fariin la Xiriirta Arrimaha Xajka oo Culimada Puntland u Direen Dawlada Federalka iyo Dawlad Goboleedka Puntland.

    Fariin la Xiriirta Arrimaha Xajka oo Culimada Puntland u Direen Dawlada Federalka iyo Dawlad Goboleedka Puntland.

    Culimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ay soo saareen bayaan ku wajahan Puntland iyo Dowladda Federaalka oo..

    Share on Facebook