Daily Archives: February 2, 2018

  • Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabasugidda Sanbaloolshe oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyey Warbaahinta.

    Taliyihii Hore ee Hay’adda Nabasugidda Sanbaloolshe oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Siiyey Warbaahinta.

    Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka dowladda federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe..

    Share on Facebook

  • Badda Liiba oo Lasoo Sheegayo in ay ku Kharaqmeen Tahriibayaal aan Weli La Xaqiijin Dalalka ay kasoo kala Jeedaan.

    Badda Liiba oo Lasoo Sheegayo in ay ku Kharaqmeen Tahriibayaal aan Weli La Xaqiijin Dalalka ay kasoo kala Jeedaan.

    Ilaa 90 ruux oo Muhaajiriin ah ayaa laga cabsi qabaa in ay badda ku qaraqmeen..

    Share on Facebook

  • Safiirka Dalka Imaaraadka ee Soomaaliya oo uu la kulmey Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya.

    Safiirka Dalka Imaaraadka ee Soomaaliya oo uu la kulmey Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan..

    Share on Facebook

  • Wiil uu Dhaley Madaxweynihii Hore ee Cuba Fidal Castro oo La Sheegey in uu Isagu is Diley.

    Wiil uu Dhaley Madaxweynihii Hore ee Cuba Fidal Castro oo La Sheegey in uu Isagu is Diley.

    Wiilka ugu weyn dadka uu dhalay hoggaamiyihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday..

    Share on Facebook

  • Ciidamo Soomaali ah Dalka Jarmalkuna Tababarayey oo Dalkaasi Sheegey in lasoo Gaban Gabeeyey Tababarka.

    Ciidamo Soomaali ah Dalka Jarmalkuna Tababarayey oo Dalkaasi Sheegey in lasoo Gaban Gabeeyey Tababarka.

    Dowladda Jarmalka oo ayaa shaacisay in gabi ahaanba ay soo afjareyso howlgaladii tababarada ciidamada Soomaaliya..

    Share on Facebook

  • Diyaarad Xamuul ah oo la Sheegey in ay Maalmo ka hor ku Dhacdey Deegaan u Dhaw Degmada Wanlaweyn ee Gobolka SH/hoose.

    Diyaarad Xamuul ah oo la Sheegey in ay Maalmo ka hor ku Dhacdey Deegaan u Dhaw Degmada Wanlaweyn ee Gobolka SH/hoose.

    Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in ay jirto diyaarad nuuca xamuulka qaadda ah, oo..

    Share on Facebook