Monthly Archives: February 2018

  • Deegaanka Moqakori oo Dagaal Culusi ku Dhexmarey Ciidamada Dawladda iyo Al-shabaab.

    Deegaanka Moqakori oo Dagaal Culusi ku Dhexmarey Ciidamada Dawladda iyo Al-shabaab.

    Wararka naga soo gaaraya deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya dagaal culus subaxnimadii hore..

    Share on Facebook

  • Madaxda Dalalkoodu Ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya oo Shir ku yeelan doona Dalka Uganda.

    Madaxda Dalalkoodu Ciidamadu ka Joogaan Soomaaliya oo Shir ku yeelan doona Dalka Uganda.

    Dowladda Uganda ayaa 2-da bisha March ee soo socota marti gelin doona shir gaar ah..

    Share on Facebook

  • Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo Wasiiro ka Tirsan Jubaland ay ka fureen Mashaariic Horumarineed.

    Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo Wasiiro ka Tirsan Jubaland ay ka fureen Mashaariic Horumarineed.

                      Wafdi ka koobnaa wasiiradda amniga, arimaha..

    Share on Facebook

  • Xayiraadi Hubka Dalka Yemen oo Golaha Amaanka Qaramada Midoobey Waqtigeeda Kordhiyeen.

    Xayiraadi Hubka Dalka Yemen oo Golaha Amaanka Qaramada Midoobey Waqtigeeda Kordhiyeen.

    Go’aankan ayaa yimid kaddib markii Ruushka uu diidmada qayaxan kala hor yimid qaraar qabyo-qoyaal ahaa..

    Share on Facebook

  • Golaha Wasiirada Dalka Koonfur Africa oo Madaxweynaha Cusub ee Dalkaasi Magacaabey.

    Golaha Wasiirada Dalka Koonfur Africa oo Madaxweynaha Cusub ee Dalkaasi Magacaabey.

    Madaxweynaha cusub ee dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa magacaabay golahiisa cusub ee wasiirada, toban..

    Share on Facebook

  • Wafdi uu Horkacayo R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo Dalka Imaaraadka Carabta Booqasho ku Jooga.

    Wafdi uu Horkacayo R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo Dalka Imaaraadka Carabta Booqasho ku Jooga.

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa fiidkii gaaray magaalada..

    Share on Facebook

  • Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo Gudiga Amniga Baarlamaanku ka Dalbadeen Sharciga Xaqsiinta Ciidamada.

    Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo Gudiga Amniga Baarlamaanku ka Dalbadeen Sharciga Xaqsiinta Ciidamada.

    Guddiga Amniga ee Golaha Shacabka ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dalbatay in Baarlamaanka..

    Share on Facebook

  • Dhalinyarada Isu Soo Dhiibta Xukuumadda Kenya oo La Beeniyey in La Ciqaabo Marka ay Isasoo Dhiibaan.

    Dhalinyarada Isu Soo Dhiibta Xukuumadda Kenya oo La Beeniyey in La Ciqaabo Marka ay Isasoo Dhiibaan.

    Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan jirin wararka ay sheegaya sheegay in xarig iyo jirdil..

    Share on Facebook

  • Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho oo La Sheegey In lagu Xoojinayo Kuwo Amisom ka Socda.

    Ciidamada Xasilinta Magaalada Muqdisho oo La Sheegey In lagu Xoojinayo Kuwo Amisom ka Socda.

    Ciidamada AMISOM ayaa leysku afgartay in ay qeyb ka noqdaan ciidamada xasilinta Caasimada oo markii..

    Share on Facebook

  • Amniga Magaalada Muqdisho oo Maamulka Gobolka Banaadir Sheegey In uu Mudnaanta Koowaad Siinayo.

    Amniga Magaalada Muqdisho oo Maamulka Gobolka Banaadir Sheegey In uu Mudnaanta Koowaad Siinayo.

      Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu diyaariyay ciidamo isku dhaf ah oo sugaya..

    Share on Facebook