Daily Archives: January 12, 2018

  • Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Dhanka Ganacsiga Kala Saxiixdey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga.

    Turkiga iyo Soomaaliya oo Heshiis Dhanka Ganacsiga Kala Saxiixdey Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga.

    Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohammed Guleed (Khadar) iyo wefti uu hogaaminaayo..

    Share on Facebook

  • Ciidamada Dalka Kenya iyo Kuwa Dalka Soomaaliya oo ku Dagaalamey Gobolka Gedo.

    Ciidamada Dalka Kenya iyo Kuwa Dalka Soomaaliya oo ku Dagaalamey Gobolka Gedo.

    Wararka ka imanaya degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo aya sheegaya in halkaa uu dagaal ku..

    Share on Facebook

  • Dacwad Ka Dhan ah Dalka Imaaraadka Carabta oo uu Dalka Qadar u Gudbiyey Qaramada Midoobey.

    Dacwad Ka Dhan ah Dalka Imaaraadka Carabta oo uu Dalka Qadar u Gudbiyey Qaramada Midoobey.

    Dowladda Qatar ayaa cabasho ka dhan ah Imaaraadka Carabta u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Galmudug Xaaf oo Sheegey in M/weyne Farmaajo Cadaado Soo Gaarayo Maalinta Isniinta ah Haddii Eebbe Idmo.

    M/weynaha Galmudug Xaaf oo Sheegey in M/weyne Farmaajo Cadaado Soo Gaarayo Maalinta Isniinta ah Haddii Eebbe Idmo.

    Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maalintii shalay dib ugu laabtay magaalada Cadaado..

    Share on Facebook

  • Guri ku Yaal Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir oo Qarax Weyn ka Dhex Dhacey.

    Guri ku Yaal Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir oo Qarax Weyn ka Dhex Dhacey.

    Wararka ka imanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay Guri ku yaalla..

    Share on Facebook

  • Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Sheegey in ay War kasoo Saari Doonaan Buuxinta Kuraasta ka Banaan Barlamaanka 10’aad.

    Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Sheegey in ay War kasoo Saari Doonaan Buuxinta Kuraasta ka Banaan Barlamaanka 10’aad.

    Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer Qaran Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in..

    Share on Facebook

  • Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Kulankoodi Caadiga ahaa uga Hadley Xaaladda Amniga Dalka.

    Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Kulankoodi Caadiga ahaa uga Hadley Xaaladda Amniga Dalka.

     Ra’iisal Wasaaradda Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee..

    Share on Facebook

  • Shirka Golaha Wasiirada Somaliland oo Maanta Ajanadahu ahaa Dagaalkii Tuka Raq lagana Doodey.

    Shirka Golaha Wasiirada Somaliland oo Maanta Ajanadahu ahaa Dagaalkii Tuka Raq lagana Doodey.

    Shirkii golaha Wasiiradda Somaliland ayaa maanta lagaga dooday xiisadda ka soo cusboonaatay deegaanka Tukko Raq,..

    Share on Facebook

  • War-Murtiyeed Ku Saabsan Kuraas ka Banaan Barlamaanka 10’aad oo ay soo Saareen Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada.

    War-Murtiyeed Ku Saabsan Kuraas ka Banaan Barlamaanka 10’aad oo ay soo Saareen Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada.

     Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan..

    Share on Facebook