Daily Archives: December 1, 2017

  • Maamulka Puntland oo Dawladda Federalka Soomaaliya Ku Wareejiyey 2.400 Askeri Qeybta 54’aad.

    Maamulka Puntland oo Dawladda Federalka Soomaaliya Ku Wareejiyey 2.400 Askeri Qeybta 54’aad.

    Waxaa maanta Xerada 54 aad Ee Garoowe lagu qabtay Xaflad lagu wareejinayay ciidamo ka tirsan..

    Share on Facebook

  • Gud kuxigenka Barlamaanka Federalka Soomaaliya Mahad Cabdalla oo la kulmey Gudomiyaha Aqlibiyada Barlamanka Kenya.

    Gud kuxigenka Barlamaanka Federalka Soomaaliya Mahad Cabdalla oo la kulmey Gudomiyaha Aqlibiyada Barlamanka Kenya.

      Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahad Cabdalla Cawad,..

    Share on Facebook

  • Hab Cusub oo Wasaaradda Maaliyaddu Hirgelisey kaasoo Ciidamada Qalabka sida Mushaaraadka ku Qaadan Doonaan.

    Hab Cusub oo Wasaaradda Maaliyaddu Hirgelisey kaasoo Ciidamada Qalabka sida Mushaaraadka ku Qaadan Doonaan.

    Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka..

    Share on Facebook

  • Mas’uuliyiinta Dawladda Federalka oo Wasaaradda Amnigu uga Digteyin ay Wataan Ilaalo ka Badan Afar ku hubeysan Qoriga A/K47.

    Mas’uuliyiinta Dawladda Federalka oo Wasaaradda Amnigu uga Digteyin ay Wataan Ilaalo ka Badan Afar ku hubeysan Qoriga A/K47.

    Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa mar kale ku wargalisay mas’uuliyiinta..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo Bartiisa TWITTERka ku Weerarey R/Wasaaraha Dalka UK Theresa  May.

    M/weynaha Dalka Mareykanka Donald Trump oo Bartiisa TWITTERka ku Weerarey R/Wasaaraha Dalka UK Theresa May.

    Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto..

    Share on Facebook

  • SHirka Iskaashiga Waddamada Afrika oo uu ka Qayb galayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    SHirka Iskaashiga Waddamada Afrika oo uu ka Qayb galayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa..

    Share on Facebook

  • Barriire Dadkii Lagu Diley oo Mareykanku Beeniyey in ay Dad Rayid ah ahaayeen iyadoo hore loo sheegey in Rayid la Laayey.

    Barriire Dadkii Lagu Diley oo Mareykanku Beeniyey in ay Dad Rayid ah ahaayeen iyadoo hore loo sheegey in Rayid la Laayey.

      Dowlada Maraykanka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday in dad rayid ah lagu..

    Share on Facebook