M/weynaha Hirshabeele oo Golihiisa Wasiirada Ku Dhawaaqey/Yaa ka mid ah Xukuumada Cusub ee Maamulkaas?.

0
405

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Golaha wasiirada cusub waxaa ka dhax muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.

Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.

Akhriso magacyada xubnaha gollaha Wasiirada cusub