Daily Archives: November 17, 2017

  • Hargeysa Somaliland oo Xaley Mudaharaadyo Rabshado Wata Ka Dhaceen/waa sidee Xaaladu Waqtigan.

    Hargeysa Somaliland oo Xaley Mudaharaadyo Rabshado Wata Ka Dhaceen/waa sidee Xaaladu Waqtigan.

    Magaalooyinka Burco, Ceerigaabo iyo Hargeysa ayaa xalay waxa ka dhacay mudaharaado  lagu taageerayo xisbiga WADANI,islamarkaana..

    Share on Facebook

  • Guddiga Doorshooyinka Somaliland oo sheegey in ay xalinayaan Cid kasta Cabashadeeda.

    Guddiga Doorshooyinka Somaliland oo sheegey in ay xalinayaan Cid kasta Cabashadeeda.

     Guddiga doorashada Soomaaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya doorashadii Isniintii ka dhacday..

    Share on Facebook

  • Kadib Markii uu Diidey M/weyne Mugabe Xilka in uu ka dego oo Dadka Reer Zimbabwe Wel Wel Amni Daro Muujinayaan.

    Kadib Markii uu Diidey M/weyne Mugabe Xilka in uu ka dego oo Dadka Reer Zimbabwe Wel Wel Amni Daro Muujinayaan.

     Dadka reer Zimbabwe ayaa rajo ka qaba in xal deg deg ah laga gaaro qalalaasaha..

    Share on Facebook

  • DHaq dhaqaaqyo Millateri ka Dhan ah Daacish iyo AL-shabaab oo ka Billawdey Deegaanada Puntland.

    DHaq dhaqaaqyo Millateri ka Dhan ah Daacish iyo AL-shabaab oo ka Billawdey Deegaanada Puntland.

     Ciidamada Daraawiishta Puntland ayaa dhaq dhaqaaq militari ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Bari oo..

    Share on Facebook

  • Wasiirka Amniga Soomaaliya oo u Digey Dadka Wararka Amniga Wax u dhimaya Faafiya.

    Wasiirka Amniga Soomaaliya oo u Digey Dadka Wararka Amniga Wax u dhimaya Faafiya.

    Wasiirka Wasaarrada Amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa digniin u diray dadka ka..

    Share on Facebook

  • SHirka Golaha Wasiirada oo ku Qabsoomi waayey Baydhabo iyo Magacyo la sheegey in lasoo Qabtey,Shabaabna ka tirsanaa.

    SHirka Golaha Wasiirada oo ku Qabsoomi waayey Baydhabo iyo Magacyo la sheegey in lasoo Qabtey,Shabaabna ka tirsanaa.

    Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul..

    Share on Facebook

  • SHirkadda Diyaaradaha flydubai oo Dalbatey 225 Diyaaradood ku kacaya Adduun DHan 27 billion dolar.

    SHirkadda Diyaaradaha flydubai oo Dalbatey 225 Diyaaradood ku kacaya Adduun DHan 27 billion dolar.

    Shirkada diyaaradaha ee xarunteedu tahay Dubia ee flydubia (www.flydubai.com) ayaa maanta shaacisay inay dalbatay 225..

    Share on Facebook

  • M/weyne Xaaf oo Sheegey in ay Al-shabaab ay ka Sifeynayaan Meelaha ay ka Arrimiyaan.

    M/weyne Xaaf oo Sheegey in ay Al-shabaab ay ka Sifeynayaan Meelaha ay ka Arrimiyaan.

    Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa sheegay in ay maamulkiisu u diyaargaroobay dagaalka..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Soomaaliya oo la Filayo in SHirkoodu Maanta ka Dhaco Magaalada Baydhabo.

    Xukuumadda Soomaaliya oo la Filayo in SHirkoodu Maanta ka Dhaco Magaalada Baydhabo.

    Magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in maanta lagu qabto shirkii todobaadlaha ee gollaha wasiirada xukuumadda..

    Share on Facebook

  • R/W Soomaaliya Xasan Cali KHayre oo ugu Baaqey Maamulka K/galbeed in ay u guuraan Baraawe.

    R/W Soomaaliya Xasan Cali KHayre oo ugu Baaqey Maamulka K/galbeed in ay u guuraan Baraawe.

    Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  ayaa ugu baaqay maamulka Koonfur Galbeed in ay..

    Share on Facebook