Daily Archives: November 13, 2017

  • Doorashada Somaliland iyo Wararkii ugu Danbeeyey oo Nasoo Gaarey iyo Sida ay u Socoto.

    Doorashada Somaliland iyo Wararkii ugu Danbeeyey oo Nasoo Gaarey iyo Sida ay u Socoto.

    Guud ahaan marka la eego deegaannada Soomaaliland waxaa si habsami leh uga soconaya doorashada madaxweynaha..

    Share on Facebook

  • Sadexda Musharax iyo M/weynaha Xiligan ee Somaliland oo Codkooda ka Dhiibtey Magaalada Hargeysa.

    Sadexda Musharax iyo M/weynaha Xiligan ee Somaliland oo Codkooda ka Dhiibtey Magaalada Hargeysa.

    Saddexda Musharax ee xisbiyadda Somaliland iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa ka codeeyey xarunta hay’adda shaqaalaha..

    Share on Facebook

  • Xeerka Dhismaha Guddiga La Dagaalanka Musuq Maasuqa oo Golaha Shacabka Soomaaliya uu Meel Mariyey.

    Xeerka Dhismaha Guddiga La Dagaalanka Musuq Maasuqa oo Golaha Shacabka Soomaaliya uu Meel Mariyey.

      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa meel mariyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga madaxa -banaan la dagaalanka Musuqmaasuqa..

    Share on Facebook

  • Duqeynta Cirka Ee ka Dhanka ah AL-shabaab oo Dawlada Dalka Mareykanku Kordhisey.

    Duqeynta Cirka Ee ka Dhanka ah AL-shabaab oo Dawlada Dalka Mareykanku Kordhisey.

    Mareykanka ayaa kordhiyay weerarada Cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayo Ururada Al-shabaab iyo Daacish ee ka..

    Share on Facebook

  • Ciidamada Kenya ee ku sugan Gudaha Soomaaliya oo Q/Midoobey Eedeyn u soo Jeedisey.

    Ciidamada Kenya ee ku sugan Gudaha Soomaaliya oo Q/Midoobey Eedeyn u soo Jeedisey.

    Qaramada Midoobey ayaa ku eedeeysay ciidamada dowladda Kenya ee ku sugan Soomaaliya in ay lacag..

    Share on Facebook

  • Axmed Xasan Xildhibaan ku Guuleystey Gole Deegaan oo Soomaalida Degan Atlanta Georgia Taageero u Muujiyeen.

    Axmed Xasan Xildhibaan ku Guuleystey Gole Deegaan oo Soomaalida Degan Atlanta Georgia Taageero u Muujiyeen.

    Soomaalida dagan Magaalada Atlanta ee xarunta gobolka Georgia, ayaa xalay iskugu timid xaflad lagu taageeraayo..

    Share on Facebook

  • Dagaalka U dhexeeya Ciidamada Dawlada Federalka iyo ALshabaab oo M/weyne Waare Wel wel Ka Muujiyey.

    Dagaalka U dhexeeya Ciidamada Dawlada Federalka iyo ALshabaab oo M/weyne Waare Wel wel Ka Muujiyey.

    Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walwal ka muujiyay dagaallada ka bilaawday qeybo..

    Share on Facebook

  • Xildhibaanada Barlamaanka Xilligan oo mid kamid ah Ergadii Soo dooratey Xaley Muqdisho lagu Dilley.

    Xildhibaanada Barlamaanka Xilligan oo mid kamid ah Ergadii Soo dooratey Xaley Muqdisho lagu Dilley.

      Koox hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Howlwadaag mid ka..

    Share on Facebook

  • Qaraxyo la sheegey in ay Magaalada Muqdisho Soo Galeen oo Booliska Soomaaliya Beeniyey.

    Qaraxyo la sheegey in ay Magaalada Muqdisho Soo Galeen oo Booliska Soomaaliya Beeniyey.

    Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in gadiid qaraxyo sida soo galleen magaalada..

    Share on Facebook

  • Doorashada Somaliland oo Maanta Safaf Dhaadheer loogu jiro iyadoo Baraha Bulshadana Hawada laga Saarey.

    Doorashada Somaliland oo Maanta Safaf Dhaadheer loogu jiro iyadoo Baraha Bulshadana Hawada laga Saarey.

    Dadweynaha reer Somaliland ayaa hiirtii waaberi u dareeray codeynta doorashadda madaxtooyadda ka dhacaysa Somaliland, taas..

    Share on Facebook