Daily Archives: October 25, 2017

  • Safar uu kusoo kala bixiyey M/weyne Farmaajo Dalalka Uganda,Itoobiya iyo Jabuuti oo uu soo Noqoshadiisii kadib ka warbixiyey.

    Safar uu kusoo kala bixiyey M/weyne Farmaajo Dalalka Uganda,Itoobiya iyo Jabuuti oo uu soo Noqoshadiisii kadib ka warbixiyey.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar..

    Share on Facebook

  • Deegaanka Lafoole ee Duleedka Muqdisho Iska Hor imaad Ka Dhacey oo AMISOM lagu eedeeyey in ay Dad Rayid ah ku Dileen.

    Deegaanka Lafoole ee Duleedka Muqdisho Iska Hor imaad Ka Dhacey oo AMISOM lagu eedeeyey in ay Dad Rayid ah ku Dileen.

    Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Kulan la Qaatey M/weynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    M/weynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Kulan la Qaatey M/weynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay socdaal ku tagay dalka Jabuuti ayaa..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Puntland C/weli Cali Gaas oo Sheegey in ay Aqbaleen Casumaada uu Fidiyey M/weyne Farmaajo.

    M/weynaha Puntland C/weli Cali Gaas oo Sheegey in ay Aqbaleen Casumaada uu Fidiyey M/weyne Farmaajo.

    Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas dhinaca kalana guuddoomiye ka ah madal ay..

    Share on Facebook

  • Doorashada Dalka Kenya oo Go’aankeeda Laga Sugayo Maxkamadda Sare ee Dalka kenya.

    Doorashada Dalka Kenya oo Go’aankeeda Laga Sugayo Maxkamadda Sare ee Dalka kenya.

     Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta go’aan ka gaarto in ay..

    Share on Facebook

  • Wafdi uu Hugaaminayo R/W KHayre oo kusii Jeeda Dalka Turkiga si uu usoo ogaado Xaaladda Dhaawacyadii Dalkaasi la geeyey.

    Wafdi uu Hugaaminayo R/W KHayre oo kusii Jeeda Dalka Turkiga si uu usoo ogaado Xaaladda Dhaawacyadii Dalkaasi la geeyey.

    Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa maanta lagu wadaa in uu ka duulo..

    Share on Facebook

  • Dawladda Federalka ah oo eedeyn uu u Jeediyey Maamulka Gobolka Hiiraan/Maxey la xiriirtaa eedeyntu?.

    Dawladda Federalka ah oo eedeyn uu u Jeediyey Maamulka Gobolka Hiiraan/Maxey la xiriirtaa eedeyntu?.

    Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in aysan diyaar..

    Share on Facebook