Daily Archives: October 18, 2017

  • Dawlad Goboleedka Puntland oo Noqotey tii ugu Horeysey ee Gurmad Dawo soo Gaarsiisa Muqdisho.

    Dawlad Goboleedka Puntland oo Noqotey tii ugu Horeysey ee Gurmad Dawo soo Gaarsiisa Muqdisho.

                      Maamulka Puntland ayaa maanta oo Arbaco..

    Share on Facebook

  • Dibad Baxyo ka dhan ah Qaraxyada oo Hakiyey isu socodka Gaadiidka Dadweynaha Magaalada Muqdisho.

    Dibad Baxyo ka dhan ah Qaraxyada oo Hakiyey isu socodka Gaadiidka Dadweynaha Magaalada Muqdisho.

    Kumannaan dadweyne ah oo ka careysan qaraxii ka dhacay Isgoyska Zoobe oo ay ku dhinteen..

    Share on Facebook

  • Mamnuucidda uu M/weyne TRUMP ka Mamnuucey Muwaadiniinta 8 dal oo Maxkamadi ka Hor timid.

    Mamnuucidda uu M/weyne TRUMP ka Mamnuucey Muwaadiniinta 8 dal oo Maxkamadi ka Hor timid.

     Maxkamad ku taal dalka Mareykanka ayaa wax waba kama jiraan ka dhigtay mamnuucidii Madaxweyne Donald..

    Share on Facebook

  • Ex Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo Geeryoodey (Innaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun) Allaha U Naxariisto.

    Ex Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo Geeryoodey (Innaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun) Allaha U Naxariisto.

      Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa xalay ku geeriyooday..

    Share on Facebook

  • Gobolka SH/hoose oo ay ka dhacdey Duqeyn ay Geysteen Diyaarado Shisheeye iyo KHasaaraha ay geysteen inta uu la egyahey.

    Gobolka SH/hoose oo ay ka dhacdey Duqeyn ay Geysteen Diyaarado Shisheeye iyo KHasaaraha ay geysteen inta uu la egyahey.

    Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelllaha Hoose ayaa sheegaya in gallinkii danbe ee Isniintii todobaadkan..

    Share on Facebook

  • Kadib Maalmo Murugo iyo Baadi goob lagu Jirey oo uu billawdey Dib u dhiska Dhismayaal ku Burburey Qaraxii Zoope.

    Kadib Maalmo Murugo iyo Baadi goob lagu Jirey oo uu billawdey Dib u dhiska Dhismayaal ku Burburey Qaraxii Zoope.

    Maalmo murugo iyo baadigoob adag oo loo gallay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay..

    Share on Facebook

  • Bar tilmaameedka Qaraxii Weynaa ee Zoope ka Dhacey Sabtidii oo la Sheegey in uu ahaa Saldhiga Millateriga ee Turkiga.

    Bar tilmaameedka Qaraxii Weynaa ee Zoope ka Dhacey Sabtidii oo la Sheegey in uu ahaa Saldhiga Millateriga ee Turkiga.

    Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa VOA-da u sheegay in qaraxi ay dadka..

    Share on Facebook

  • Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtey in ay korortey Tirada Dadkii ku Dhintey Qaraxii 14kii Bishan dhacey.

    Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtey in ay korortey Tirada Dadkii ku Dhintey Qaraxii 14kii Bishan dhacey.

    Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo Shir Jaraa’id ku qabtay..

    Share on Facebook

  • Gobolka Minnesota oo Xildhibaanad Ilhaan Cumar ka Qaban Qaabisey Xuska dadkii ku geeryoodey Qaraxii Zoope.

    Gobolka Minnesota oo Xildhibaanad Ilhaan Cumar ka Qaban Qaabisey Xuska dadkii ku geeryoodey Qaraxii Zoope.

          Kulankaan oo ay soo qabanqaabisay Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaan ka tirsan..

    Share on Facebook

  • Dibadbaxyo looga soo horjeedo Qaraxyada iyo Dagaalada Sokeeye oo ka dhacey Meelo kala Duwan gudaha Soomaaliya.

    Dibadbaxyo looga soo horjeedo Qaraxyada iyo Dagaalada Sokeeye oo ka dhacey Meelo kala Duwan gudaha Soomaaliya.

                            Dibadbaxyadan oo ahaa..

    Share on Facebook