Daily Archives: October 15, 2017

  • Isbitaal Madiina oo La Xaqiijiyey Meydadka 220 Ruux Kuwaasoo ku Nafwaayey Qaraxyadii shaley ka dhacey Zoope.

    Isbitaal Madiina oo La Xaqiijiyey Meydadka 220 Ruux Kuwaasoo ku Nafwaayey Qaraxyadii shaley ka dhacey Zoope.

      Inkastoo dowladda federaalka aysan wali soo saarin tirkoobka rasmiga ah dadkii ku dhintay qaraxii..

    Share on Facebook

  • Madaxda Sadexda Xisbi ee Somaliland oo Kulan kala Gooni Gooni ah uu la yeeshey R/W Itoobiya.

    Madaxda Sadexda Xisbi ee Somaliland oo Kulan kala Gooni Gooni ah uu la yeeshey R/W Itoobiya.

    Ra’isal wasaaraha Itoobiya ha Hailemariam Desalegn ayaa kulamo gaargaar ah la yeeshay saddexda musharaxiin ee..

    Share on Facebook

  • Kulan ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Aqalka Sare oo Baaqdey Qaraxyadii Shaley Dhacey awgood.

    Kulan ay yeelan lahaayeen Xildhibaanada Aqalka Sare oo Baaqdey Qaraxyadii Shaley Dhacey awgood.

     Guddoomiyaha gollaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi iya oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay..

    Share on Facebook

  • Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Waare oo Tacsi u Direy Eheladii iyo Qaraabadii ay Dadkooda Qaraxa ku dhinteen.

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Waare oo Tacsi u Direy Eheladii iyo Qaraabadii ay Dadkooda Qaraxa ku dhinteen.

    War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare..

    Share on Facebook

  • Madaxweynaha Dawladda Federalka Soomaaliya oo Booqdey Goobihii Qaraxu Shaley ka dhacey.

    Madaxweynaha Dawladda Federalka Soomaaliya oo Booqdey Goobihii Qaraxu Shaley ka dhacey.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii uu qaraxa ka dhacay shalay Isgoyska..

    Share on Facebook

  • M/weynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe oo yiri Hadii Dadka Rayidka ah la laayo Cid la xukumo ma jireyso.

    M/weynaha Maamul Goboleedka Jubaland Axmed Madoobe oo yiri Hadii Dadka Rayidka ah la laayo Cid la xukumo ma jireyso.

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa tacsiyeeyay weerarkii ay dadka..

    Share on Facebook

  • Qaramada Midoobey Ergeyga Wakiilka uga ah Soomaaliya oo Cambaareeyey Qaraxii Shaley ka dhacey Zoope.

    Qaramada Midoobey Ergeyga Wakiilka uga ah Soomaaliya oo Cambaareeyey Qaraxii Shaley ka dhacey Zoope.

     Qaramada Midoobey ayaa cambaareyn kulul u jeedisay Qaraxii galaaftay nolasha dad badan oo Soomaali ah..

    Share on Facebook

  • Inta Badan Goobaha Ganacsiga iyo Jidadka Magaalada Muqdisho oo Maanta Xiran Iyadoo gurmadka dhiig shubidu socdo.

    Inta Badan Goobaha Ganacsiga iyo Jidadka Magaalada Muqdisho oo Maanta Xiran Iyadoo gurmadka dhiig shubidu socdo.

      Waxaa saakay inta badan xiran jidadka muhiimka ah ee caasimada iyo goobaha ganacsiga, waxaana..

    Share on Facebook

  • DHaawac iyo DHimasho laga soo saarayo Burburka Dhismayaasha oo Wali Soconaya aadna usii badanaya.

    DHaawac iyo DHimasho laga soo saarayo Burburka Dhismayaasha oo Wali Soconaya aadna usii badanaya.

      Wali waxaa ka soconaya Agagaarka halkii uu ka dhacay qaraxii shalay ee Isgoyska Zoobe..

    Share on Facebook

  • M/weyne Farmaajo oo Dhiig u shubay Dadkii Dhaawacyadu kasoo Gaareen Qaraxii Zoope.

    M/weyne Farmaajo oo Dhiig u shubay Dadkii Dhaawacyadu kasoo Gaareen Qaraxii Zoope.

    Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo..

    Share on Facebook