Daily Archives: October 4, 2017

  • Madaxwynaha Federalka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hugaaminayo oo u ambabaxey Dalka SUDAN.

    Madaxwynaha Federalka Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu Hugaaminayo oo u ambabaxey Dalka SUDAN.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw ka dhoofay..

    Share on Facebook

  • Maamulka Soomaaliland oo Sheegey In aanu Khuseyn Xeerka Isgaarsiinta la Sheegey in lagu Ansixiyey Xamar.

    Maamulka Soomaaliland oo Sheegey In aanu Khuseyn Xeerka Isgaarsiinta la Sheegey in lagu Ansixiyey Xamar.

    Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay xeerka Isgaadhsiinta Soomaaliya oo madaxweynaha Soomaaliya saxeexay inuu dhaqangallo. asiirka..

    Share on Facebook

  • Xarunta Gobolka Bakool ee Degmada Xudur oo Gebi’ahaanba laga Mamnuucey in Wax Qaad ah laga Dejiyo.

    Xarunta Gobolka Bakool ee Degmada Xudur oo Gebi’ahaanba laga Mamnuucey in Wax Qaad ah laga Dejiyo.

      Maamulka gobolka Bakool ayaa ku dhawaaqay in guud ahaan Qaadka laga mamnuucay in laga..

    Share on Facebook

  • Muhiimadda Xeerka Isgaarsiinta DHawaan La Meelmariyey oo Xukuumadda Fedaeralku Faah Faahin ka Bixisey.

    Muhiimadda Xeerka Isgaarsiinta DHawaan La Meelmariyey oo Xukuumadda Fedaeralku Faah Faahin ka Bixisey.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan ansixiyay sharciga Isgaarsiinta oo ay soo diyaarisay..

    Share on Facebook

  • Maxkamada Sare ee Galmudug Go’aan ay Soo Saartey oo M/weyne Xaaf ku Gacan Sayrey.

    Maxkamada Sare ee Galmudug Go’aan ay Soo Saartey oo M/weyne Xaaf ku Gacan Sayrey.

     Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii maxkamada..

    Share on Facebook

  • Go’aankii kasoo Baxey Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Xildhibaanada Maamulkaasi ku kala Qeybsameen.

    Go’aankii kasoo Baxey Maxkamadda Sare ee Galmudug oo Xildhibaanada Maamulkaasi ku kala Qeybsameen.

    Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa ku kala aragti duwan go’aankii maxkamadda sare ay ku ansixisay..

    Share on Facebook

  • Saldhig Ciidan ku yaal dhinaca Kaashmiir ee Dalka Hindia oo ay weerareen Dabley aan Heybtooda la aqoon.

    Saldhig Ciidan ku yaal dhinaca Kaashmiir ee Dalka Hindia oo ay weerareen Dabley aan Heybtooda la aqoon.

    Koox looga shakisan yahay in ay yihiin maleeshiyo ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidammada..

    Share on Facebook