Daily Archives: October 3, 2017

  • Weerarkii LAS VEGAS ee Dalka Mareykanka oo Dawladda Soomaaliya ka Hadashey M/weyne Farmaajo.

    Weerarkii LAS VEGAS ee Dalka Mareykanka oo Dawladda Soomaaliya ka Hadashey M/weyne Farmaajo.

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay weerarkii shalay oo Isniin..

    Share on Facebook

  • Qaxootiga ku sugan Dalka Kenya oo Hay’adda WFP sheegtey in ay Dhimeyso Gargaarkii Raashin ee ay siin Jirtey.

    Qaxootiga ku sugan Dalka Kenya oo Hay’adda WFP sheegtey in ay Dhimeyso Gargaarkii Raashin ee ay siin Jirtey.

    Hay’adda WFP ee Qaramada Midoobay u qaabilsan cuntada ayaa cod dheer ku sheegtay in ay..

    Share on Facebook

  • Dawladda Soomaaliya oo Dalka Sucuudiga ka heshey Lacag Deeq dhan Konton Million Dolar.

    Dawladda Soomaaliya oo Dalka Sucuudiga ka heshey Lacag Deeq dhan Konton Million Dolar.

                        Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya..

    Share on Facebook

  • Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo uu Maanta Saxiixey Qalinkana ku Duugey M/weyne Farmaajo.

    Xeerka Isgaarsiinta Soomaaliya oo uu Maanta Saxiixey Qalinkana ku Duugey M/weyne Farmaajo.

    Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta munaasabad lagu qabtay xarunta madaxtooyada saxiixay sharciga isgaarsiinta Qaranka oo..

    Share on Facebook

  • Deegaanka Bariire oo ay Xaley Mar kale Weerar ku Qaadeen Dagaal yahanada AL-shabaab.

    Deegaanka Bariire oo ay Xaley Mar kale Weerar ku Qaadeen Dagaal yahanada AL-shabaab.

    Wararka naga soo gaaraya deegaanka Barriire ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus..

    Share on Facebook

  • Toogasho ka dhacdey Dalka Mareykanka Magaalada Las Vages oo ay ku dhinteen Dad ugu yaraan Gaaraya ilaa 50 Ruux.

    Toogasho ka dhacdey Dalka Mareykanka Magaalada Las Vages oo ay ku dhinteen Dad ugu yaraan Gaaraya ilaa 50 Ruux.

    Inta la xaqiijinayo 50 ruux ayaa ku dhimatay tiro kale oo intaa ka bandanna waa..

    Share on Facebook

  • SHirka Kismaayo iyo KHilaafka Galmudug oo uu ka Hadley M/weynaha Puntland C/weli Cali Gaas.

    SHirka Kismaayo iyo KHilaafka Galmudug oo uu ka Hadley M/weynaha Puntland C/weli Cali Gaas.

    Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siyay Idaacada VOA ayaa soo hadal..

    Share on Facebook

  • Xukuumada Galmudug oo eedeyn usoo Jeedisey Dawladda Federalka ee Dhexe faragelin ay sheegeen in ay ku heyso.

    Xukuumada Galmudug oo eedeyn usoo Jeedisey Dawladda Federalka ee Dhexe faragelin ay sheegeen in ay ku heyso.

    Gollaha wasiirada maamulka Galmudug oo kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ku eedeeyay dowladda federaalka in..

    Share on Facebook

  • Ciidamada Xoogga Dalka ee Ku Sugan Maamul Goboleedka Galmudug oo Beeniyey in ay lug ku leeyihiin Khillaafka ka jira Masuuliyiinta.

    Ciidamada Xoogga Dalka ee Ku Sugan Maamul Goboleedka Galmudug oo Beeniyey in ay lug ku leeyihiin Khillaafka ka jira Masuuliyiinta.

    Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa beeniyay in ciidamada militariga ku sugan deegaannada Galmudug qeyb..

    Share on Facebook