Monthly Archives: June 2017

  • Xulufada Sucuudiga ee Cuna qabateynta ku haya Dalka Qadar oo shuruudo ku xirey si Xayiraada looga qaado.

    Xulufada Sucuudiga ee Cuna qabateynta ku haya Dalka Qadar oo shuruudo ku xirey si Xayiraada looga qaado.

    Wadamada Khaliifka ee xiriirka u jaray dowladda Qatar ayaa soo saaray Liis ay ku qoran..

    Share on Facebook

  • Madaxii SPORTIGA Degmada Madiina oo Qarax ku geeryoodey.

    Madaxii SPORTIGA Degmada Madiina oo Qarax ku geeryoodey.

     Guddoomiyihii Sportiga degmadda Wadajir Maxamed Catoosh Macalimoow, ayaa gelinkii dambe ee shalay u geeryooday dhaawac..

    Share on Facebook

  • Xilliga Kalfadhiga Labaad ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo la shaaciyey.

    Xilliga Kalfadhiga Labaad ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya oo la shaaciyey.

          Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay..

    Share on Facebook

  • Golaha Xukuumada Federalka Soomaaliya oo Meel Mariyey Hindise sharciyeedka Isgaarsiinta iyo la dagaalanka Musuqa.

    Golaha Xukuumada Federalka Soomaaliya oo Meel Mariyey Hindise sharciyeedka Isgaarsiinta iyo la dagaalanka Musuqa.

    Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey..

    Share on Facebook

  • Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Ugandha oo uu kulan la yeeshey M/weyne Farmaajo.

    Jaaliyadda Soomaalida ee Dalka Ugandha oo uu kulan la yeeshey M/weyne Farmaajo.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay magaalladda Kampala ee..

    Share on Facebook

  • Wasiir ka tirsanaa Dawlad goboleedka Jubaland oo ku geeryoodey Qarax Muqdisho ka dhacey.

    Wasiir ka tirsanaa Dawlad goboleedka Jubaland oo ku geeryoodey Qarax Muqdisho ka dhacey.

    Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedka Jubaland Sheekh Max’ed Max’uud Awlibaax ayaa goordhow Isbitalka Digfeer..

    Share on Facebook

  • Qarax ka dhacey Muqdisho oo ku dhawaad Toban Ruux ku Geeryoodeen.

    Qarax ka dhacey Muqdisho oo ku dhawaad Toban Ruux ku Geeryoodeen.

    Warar hordhac ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga..

    Share on Facebook

  • Dalka Kenya oo la sheegayo in Dagaal yahano AL-shabaab ka tirsani Gudaha u Galeen.

    Dalka Kenya oo la sheegayo in Dagaal yahano AL-shabaab ka tirsani Gudaha u Galeen.

    Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay gudaha dalkeeda u tallaabeen dagaalyahano hubaysan oo  ka tirsan..

    Share on Facebook

  • Wasiirka Arrimaha Gudaha JUXA oo Gaalkacyo Gaarey/waa maxey ujeedadu?.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha JUXA oo Gaalkacyo Gaarey/waa maxey ujeedadu?.

    Wasiirka wasaarrada arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa gaaray magaalada..

    Share on Facebook

  • Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Gaarey Kampala ee Dalka Uganda.

    Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Gaarey Kampala ee Dalka Uganda.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mundane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa shalay gaaray magaalladda Kampala..

    Share on Facebook