Daily Archives: April 29, 2017

  • D. F. Soomaaliya oo sheegtey in ay dib u eegid ku sameyneyso xeerka Saxaafadda.

    D. F. Soomaaliya oo sheegtey in ay dib u eegid ku sameyneyso xeerka Saxaafadda.

    Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta..

    Share on Facebook

  • Galmudug oo Doorashadii Madaxweynenimo Mar kale Dib loo dhigey.

    Galmudug oo Doorashadii Madaxweynenimo Mar kale Dib loo dhigey.

    Guddiga doorashooyinka maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyay in dib loo dhigay..

    Share on Facebook

  • Warbaahinta Somaliland oo isugu yimid kulan looga hadley Caqabadaha heysta.

    Warbaahinta Somaliland oo isugu yimid kulan looga hadley Caqabadaha heysta.

    Waxa magaalada Hargeysa ka dhacay 26kii iyo 27kii April 2017 kulan laba maalmood ah oo..

    Share on Facebook

  • Dagaal Dhex Marey Beello walaallo ah oo ka dhacey Deegaano hoos taga G/Sh/dhexe.

    Dagaal Dhex Marey Beello walaallo ah oo ka dhacey Deegaano hoos taga G/Sh/dhexe.

    Dagaal u dhexeeya maleeshiyaad xoola dhaqata ah ayaa maanta ka dhacay degaanka Jameeca Misra oo..

    Share on Facebook

  • Barlamaanka Galmudug oo dhageysan doona Khudbadaha Musharaxiinta M/weyne.

    Barlamaanka Galmudug oo dhageysan doona Khudbadaha Musharaxiinta M/weyne.

    Musharaxiinta madaxtinimadda ee maamul-gobolleedka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah Baarlamaanka ka horjeedin doona Waxqabadkooda…

    Share on Facebook

  • Kufsi si wadajir ah ay ugu geysteen Gabar yar oo SHantii Danbiile Gacanta lagu dhigey Deg.Gaalkacyo.

    Kufsi si wadajir ah ay ugu geysteen Gabar yar oo SHantii Danbiile Gacanta lagu dhigey Deg.Gaalkacyo.

    Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa..

    Share on Facebook

  • Dalka Ethiopia Maxkamad ku taal oo Xukun ku ridey labo Nin kuwaasoo lala xiriiriyey AL-shabaab.

    Dalka Ethiopia Maxkamad ku taal oo Xukun ku ridey labo Nin kuwaasoo lala xiriiriyey AL-shabaab.

    Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay 6 sano oo xabsi ah ku xukuntay laba nin..

    Share on Facebook

  • Xildhiban Barlamanka ka tirsan oo Qarax lala eegtey ka badbaadey.

    Xildhiban Barlamanka ka tirsan oo Qarax lala eegtey ka badbaadey.

    Xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Maxamuud Abuukaate), ayaa xalay ka badbaaday Qarax lagula eegtay Xaafadda Taleex..

    Share on Facebook

  • Xasan Cali KHayre R/W Soomaaliya oo Markii ugu horeysey Sheegey in Xiriirka isaga iyo M/weynuhu salka ku hayo DAN.

    Xasan Cali KHayre R/W Soomaaliya oo Markii ugu horeysey Sheegey in Xiriirka isaga iyo M/weynuhu salka ku hayo DAN.

     Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa..

    Share on Facebook