Daily Archives: April 22, 2017

  • Boqol iyo Afartan Askeri oo lagu diley Dalka Afqaanistaan.

    Boqol iyo Afartan Askeri oo lagu diley Dalka Afqaanistaan.

    Ugu yaraan 140 ruux ayaa geeriyootay kadib marki ay kooxda Taliban Jimcihii weerartay saldhig milatari..

    Share on Facebook

  • Shir ka Soomaalida loo Qabanayo Bisha May oo ay ka hadashey Dawladda BRITAIN.

    Shir ka Soomaalida loo Qabanayo Bisha May oo ay ka hadashey Dawladda BRITAIN.

    Dowladda Britain ayaa heshiiskii dhawaan ay gaareen madaxda DF iyo hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada ku tilmaamtay..

    Share on Facebook

  • Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegey in Manhajka Dawladu ku saleysanyahey Islaamka.

    Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo sheegey in Manhajka Dawladu ku saleysanyahey Islaamka.

    Wasiirka wasaarrada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa ka..

    Share on Facebook

  • Qarax Miinada DHulka lagu Aaso oo ka dhacey Maqaayad laga cunteeyo Deg.Qoryooley.

    Qarax Miinada DHulka lagu Aaso oo ka dhacey Maqaayad laga cunteeyo Deg.Qoryooley.

    Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay Qarax miino oo ka dhacay..

    Share on Facebook

  • M/weyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqey in Alle loo laabto maadaama Denbiyo badan la kala galey.

    M/weyne Farmaajo oo shacabka ugu baaqey in Alle loo laabto maadaama Denbiyo badan la kala galey.

    Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka ugu baaqay in ay Alle..

    Share on Facebook

  • In la gargaaro Soomaaliya oo Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Kuwait Codsadey.

    In la gargaaro Soomaaliya oo Xildhibaan ka tirsan barlamaanka Kuwait Codsadey.

    Xildhibaan Ali Al-Deqbasi, ayaa shalay oo jimca aheyd ku baaqay in la caawiyo dadka Soomaaliyeed..

    Share on Facebook

  • M/weyne Farmaajo oo Hambalyo u Direy Madaxweynaha Dalka TURKIGA ORDIGAN.

    M/weyne Farmaajo oo Hambalyo u Direy Madaxweynaha Dalka TURKIGA ORDIGAN.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa u hambalyeeyay Madaxweyne Erdoğan iyo..

    Share on Facebook