M/weynihii Galmudug C/kariim Xuseen G oo is casiley/muxuu ku sababeeyey.

0
360

Madaxweynahii Maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimadda Galmudug, Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa sida uu sheegay.

Dhawaan ayaa Baarlamaanka Maamulka Galmudug waxaa ay sheegeen in xilkii ay ka qaadeen C/kariin Xuseen Guuleed in kastoo uu diiday xil ka qaadista.

Halkaan ka Akhriso