Monthly Archives: December 2016

  • Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Hambalyo ku aadan sanadka cusub ee milaadiga u direy umadda Sooaaliyeed.

    Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Hambalyo ku aadan sanadka cusub ee milaadiga u direy umadda Sooaaliyeed.

    Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliyeed ayaa hambalyo ku aadan sanadka cusub ee miilaadiga 2017ka u direy..

    Share on Facebook

  • Askeri Toogasho ku diley taliye xigeenkii ciidanka illaalada madaxtooyada oo warar kasoo baxayaan.

    Askeri Toogasho ku diley taliye xigeenkii ciidanka illaalada madaxtooyada oo warar kasoo baxayaan.

    Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa goor dhaw ku dilay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya..

    Share on Facebook

  • Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo abaalmarino la gudoonsiiyey.

    Golaha Abwaanada Soomaaliyeed oo abaalmarino la gudoonsiiyey.

    Kulan-aqooneed ay soo qaban-qaabisay Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) kuna abaal-marineysey Golaha Abwaannada Soomaaliyeed ayaa lagu  qabtay..

    Share on Facebook

  • Dublamaasiyiin Mareykan ah oo uu diidey in la ceyriyo M/weynaha dalka Ruushka PUTIN.

    Dublamaasiyiin Mareykan ah oo uu diidey in la ceyriyo M/weynaha dalka Ruushka PUTIN.

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inuusan eryeyn diblomaasiyiin reer Mareykan ah oo Ruushka jooga..

    Share on Facebook

  • Suuq ku yaal Magaalada Baqdaad oo Maanta Qaraxyo Gil-gileen.

    Suuq ku yaal Magaalada Baqdaad oo Maanta Qaraxyo Gil-gileen.

    Inta la og-yahay 21 ruux ayaa ku dhintay 40 kalana way ku dhaawacmeen labo qarax..

    Share on Facebook

  • Soomaalida Qaxootiga ku ah YEMEN oo nolol dhib huwan wajahaya.

    Soomaalida Qaxootiga ku ah YEMEN oo nolol dhib huwan wajahaya.

    Qaxootiga Soomaalida ee Yemen kunool ayaa daruufo adagi soo wajaheen. Qiyaastii 4 kun oo qaxooti..

    Share on Facebook

  • Dalka Brundi oo shaaciyey in uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya.

    Dalka Brundi oo shaaciyey in uu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya.

    Dawlada dalka Burundi ayaa sheegtay inay Soomaaliya ka saarayso ciidamo 5000 ka badan kadib markii..

    Share on Facebook

  • Fadhigii 1’aad ee Barlamaanka Cusub oo maanta qabsoomey/maxaa looga hadlayaa?.

    Fadhigii 1’aad ee Barlamaanka Cusub oo maanta qabsoomey/maxaa looga hadlayaa?.

    Xildhibaannada cusub ee baarlamaanka  10aad Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah yeellanaya kulankoodii labaad ee..

    Share on Facebook

  • DHaarta Barlamaanka 10’aad ee soomaaliya oo uu soo dhaweeyey Xog/guud ee Q/M Banki Moon.

    DHaarta Barlamaanka 10’aad ee soomaaliya oo uu soo dhaweeyey Xog/guud ee Q/M Banki Moon.

    Xoghayaha guud ee QM Ban Ki-Moon ayaa soo dhaweeyey dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka federaalka..

    Share on Facebook

  • Ganacsatada Gobolka Banaadir oo sheegey in Cashuuraha ay bixiyaan lagu maalgeliyo dad gaar ah.

    Ganacsatada Gobolka Banaadir oo sheegey in Cashuuraha ay bixiyaan lagu maalgeliyo dad gaar ah.

    Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen ganacsato ka kala tirsan 219 shirkadood, ayaa looga dalbaday..

    Share on Facebook