Beel kamid ah Beelaha Dir/ waqooyi oo ka cabanaya Faragelin lagu hayo.

0
381

Xildhibaanno iyo Waxgaradka kasoo jeeda gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee Muqdisho ku sugan ayaa Bayaan ay soo Saareen, ku sheegay in lagu hayo fara-gelin dhanka doorashada sannadkan ah.

Haddaba, AKHRISO: Qoraalka ay soo saareen Xildhibaannada iyo Wax-garadkaan;