Daily Archives: November 18, 2016

  • Gaalkacyo oo Ciidamadii isku hor fadhiyey la kal qaadey.

    Gaalkacyo oo Ciidamadii isku hor fadhiyey la kal qaadey.

    Waxaa maanta wadda hadallo muddo dheer socday kaddib lagu guuleystay in la kala qaado ciidammadii..

    Share on Facebook

  • Qoysas Barakacayaal ah oo ardeyda Hiiraan University u sameeyeen baaritaano Caafimaad.

    Qoysas Barakacayaal ah oo ardeyda Hiiraan University u sameeyeen baaritaano Caafimaad.

    Ardeyda Dhigta Jaamacadda Hiiraan University ee Magaalada Beledweyne, ayaa maanta baaritaanno caafimaad oo lacag la’aan..

    Share on Facebook

  • Taliyaha Ciidanka Booliska Sland Fadal oo ka gaabsadey in uu ka hadlo duqeymo cirka ah.

    Taliyaha Ciidanka Booliska Sland Fadal oo ka gaabsadey in uu ka hadlo duqeymo cirka ah.

    Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Diyaarado la..

    Share on Facebook

  • M/weynaha cusub ee dalka Mareykanka Trump oo markii ugu horeysey la kulmey R/W JABAN.

    M/weynaha cusub ee dalka Mareykanka Trump oo markii ugu horeysey la kulmey R/W JABAN.

    Ra’iisul Wasaaraha Japan, Shinzo Abe ayaa noqday hoggaamiyihii u horreeyay caalamka oo la kulma Donald..

    Share on Facebook

  • Doorashooyinka ka socda qeybo ka tirsan Soomaaliya oo ururka M/africa war kasoo saarey.

    Doorashooyinka ka socda qeybo ka tirsan Soomaaliya oo ururka M/africa war kasoo saarey.

    Danjiraha midowga Africa ee Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, ayaa sheegay inaysan Al-shabaab marnaba carqaladeyn karin..

    Share on Facebook

  • Xadgudubyada lagula kaco Qaxootiga oo lagu eedeeyey dawlada Austaralia.

    Xadgudubyada lagula kaco Qaxootiga oo lagu eedeeyey dawlada Austaralia.

    QM ayaa ku eedeysay dawlada Australia inay ku xad gudubto xaquuqda qaxootiga iyo dadka doonaya..

    Share on Facebook

  • Mozambique oo ugu yaraan 73 ku dhimatey Booyad shidaal qaraxdey.

    Mozambique oo ugu yaraan 73 ku dhimatey Booyad shidaal qaraxdey.

    Ugu yaraan 73 qof ayaa dab booyad shidaal oo qaraxday ka kacay ku dhintay dalka..

    Share on Facebook

  • Yaa kamid ah xubnaha la yiri waxey ku guuleysteen oo Doorasho ayey kusoo baxeen G/MUDUG?.

    Yaa kamid ah xubnaha la yiri waxey ku guuleysteen oo Doorasho ayey kusoo baxeen G/MUDUG?.

    Doorashada xubnaha aqalka hoose ee ka socta magaalada Cadaado, ayaa xubnaha maanta ku guuleystay xubinnimada..

    Share on Facebook

  • Puntland oo Abaaruhu kusii xoogeysanayaan iyo dad is xilqameyoo gacan ka geysanaya.

    Puntland oo Abaaruhu kusii xoogeysanayaan iyo dad is xilqameyoo gacan ka geysanaya.

    Abaaro aad u daran, ayaa ka jira Qaar ka mid ah deegaanno ka tirsan goballada..

    Share on Facebook

  • Madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka oo Mushaarkiisu noqonayo Hal dollar keliya.

    Madaxweynaha Cusub ee dalka Mareykanka oo Mushaarkiisu noqonayo Hal dollar keliya.

    Madaxweynaha la Doortay ee Dalka Mareykanka, Mr. Donald Turmp, ayaa ku xaqiijyay qorshihiisa mushaarka yar,..

    Share on Facebook