Daily Archives: November 1, 2016

  • Tartanka Qur’aanka ardey kaalin hore ka galey oo lagu soo dhaweeyey Minneapolis.

    Tartanka Qur’aanka ardey kaalin hore ka galey oo lagu soo dhaweeyey Minneapolis.

    C/llaahi bashiir waa arday ku dhashay Maraykanka Wuxuuna kaga Qayb-galay Dalka Sacuudiga tartanka Qur’aanka ah..

    Share on Facebook

  • Musharaxa xilka M/weynaha Mareykanka Hillary Clinton oo sheegtey in aan wax denbi ah lagu heli doonin.

    Musharaxa xilka M/weynaha Mareykanka Hillary Clinton oo sheegtey in aan wax denbi ah lagu heli doonin.

    Hillary Clinton Waxay sheegeysa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee..

    Share on Facebook

  • Dalka Imaaraadka Carabta oo maanta la filayo in lagu soo gunaanado kulankii M/goboledyada Somalia.

    Dalka Imaaraadka Carabta oo maanta la filayo in lagu soo gunaanado kulankii M/goboledyada Somalia.

    Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uu shir uga socday Magaalada Abu..

    Share on Facebook

  • Iyad Abadi xoghayihii Ururka iskaashiga Islaamka oo is casiley.

    Iyad Abadi xoghayihii Ururka iskaashiga Islaamka oo is casiley.

    -Xog-hayihii  guud ee ururka iskaashiga islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay..

    Share on Facebook

  • Dawladaha Sudan iyo Kenya oo heshiis wada gaarey/muxuu ku saabsanyahey?.

    Dawladaha Sudan iyo Kenya oo heshiis wada gaarey/muxuu ku saabsanyahey?.

    -Dowladaha Kenya iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah oo ku aaddan sare..

    Share on Facebook

  • Dad rayid ah oo lagu laayey Tiyeegloow kuwaasoo lagu eedeynayo kooxo xiriir la leh AL-shabaab.

    Dad rayid ah oo lagu laayey Tiyeegloow kuwaasoo lagu eedeynayo kooxo xiriir la leh AL-shabaab.

    Xoogagga Al-shabaab ee dhawaan la wareegay deegaanka Tiyeegloow ee gobolka Bakool ayaa lagu waramayaa in..

    Share on Facebook

  • Heshiis waxa loogu yeero la dagaalanka Argagixisada oo ay wada gaareen dalalka Kenya iyo Tanzania.

    Heshiis waxa loogu yeero la dagaalanka Argagixisada oo ay wada gaareen dalalka Kenya iyo Tanzania.

    Dowladaha Kenya iyo Tanzani ayaa isku afgartay arimo dhowr ah oo ay kamid tahay in dib loo..

    Share on Facebook

  • Gudiga Doorashada S/land oo beeniyey in la xadey xogta doorashada dhawaan dhici doonta.

    Gudiga Doorashada S/land oo beeniyey in la xadey xogta doorashada dhawaan dhici doonta.

    -Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Maamulka Soomaaliland C/qaadir Iimaan Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in..

    Share on Facebook

  • Wasiirka Amniga XS oo sheegey in la qabtey dad sharci daro dalka uga dhoofayey.

    Wasiirka Amniga XS oo sheegey in la qabtey dad sharci daro dalka uga dhoofayey.

    Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed, ayaa Maanta Shaaciyay in la..

    Share on Facebook

  • Dalka France oo sheegey in uu ciidamadiisa kala baxayo dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe.

    Dalka France oo sheegey in uu ciidamadiisa kala baxayo dalka Jamhuuriyada Afrikada dhexe.

    Dowladda Faransiiska, ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay kala baxayso Jamhuuriyadda Afrika Dhexe, kaddib markii ay..

    Share on Facebook